Daawo Muuqaalka :- Farxiya Fiska Iyo Caydaruus Halyeey Oo Dhulka Ku Jiiday Heesta Neyruus (Daawo Video-ga).

Daawo Muuqaalka :- Farxiya Fiska Iyo Caydaruus Halyeey Oo Dhulka Ku Jiiday Heesta Neyruus (Daawo Video-ga).

Fanaanada codka macaan ee Farxiya Fiska iyo jeceylkeeda cusub Ceyduruus Hayeey ayaa dhulka ku jiiday heesta Neyruus oo horay ay ugu luqeeyeen allaha u naxariistee Boqoradii codka soomaaliyeed Xaliimo Khaliif Magool iyo Boqorka codka Maxamed Saleebaan Tubeec.
Labadaan fanaan ee

Fiska iyo Halyeey ayaa heestaan ka qaaday sanadka cusub meel dhalinyaro ku caweynayeen, ha yeeshee wey oo dhoweyn waayeen qaabkii quruxda badnaa ee hobaladii hore u qaadeen heestaan.



_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada