Dumarka Kibirka badan waxa Lagu Gartaa Qodo badan+warbixin

Dumarka Kibirka badan waxa Lagu Gartaa Qodo badan+warbixin

Dumarka isla weyn maxaa lagu garan karaa qodobadan kala duwan. sida ad ogsoon tihiin ba shabaka iftineducation.com ayaa waxaa ay ku howlan tahay arimaha bulshada iyo waxii qarsoon in ay banaanka soo dhigto hadaba qodobadan soo socdo u fiirso hadii aad ku argto dumarka qaarkood waa isla weynaantii ayaa ku jirta hadaba fiiro gaar ah qodobadan si aad ugu wareegtao dumarka isla weyn bal aqriso:

  1. Dadka waa iskala weyntahay mana kamaaranto
  2. Waano kama qadato dadka weyna yastaa
  3. Dadka lama ciyaarto dariska waa yastaa
  4. Qurux ayna laheyn beey u han qaltagtaa
  5. Hadal ayna laheynbay iska yelyeshaa
  6. Lafyo ayna laheynbey iska raad radisaa 
  7. Wax ma maqasho sida madaxweyne oo kale ayeey ayeey cirbaha qadqadaa
  8. lahadal marka aad modoo yasid moye wax kale mataqan
  9. dabecad
malaha ay kula socoto ragga wayo waa islaweyntahay
  • Nin ayeey ismodaa manaha balse kamana maaranto.

  • Toban kaas qodob dumarka aad ku aragto waa islaweyniga aan soo shegnay ayaa kujiro marka hadii ay sxbtaa tahay ama walaal nimo idinka dhaxeyso waani oo ka reeeb isla weyniga ama kabirka hadaba aqristow qado qodobadas iskana ilaali
    _______________________________________________________________
    Xafiiska Shabakada warcadnet
    Usa-Alaska
    ceelka@gmail.com
    www.warcadnet.blogspot.com
    Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





    share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
    Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:33 and have

    U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

    Guriga Arimaha Bulshada