Mani Ratnam Aamir Khan iyo Kareena Kapoor waxa badan iga qrasan jireen Marka Filimka wada jilayno

Mani Ratnam Aamir Khan iyo Kareena Kapoor waxa badan iga qrasan jireen Marka Filimka wada jilayno


Mani Ratnam oo ka mid ahaa Soo saraha Filimaan dhoor ah oo si wada jir ah u soo saareen Actarada Amir khan iyo Kareena Kapoor ayaa daah ka rogay in kareena inta aan la guursan ka hor xiisayn jirtay Actarka Amir khan.


Waxa uu sheegay in Actarada Kareena Kapoor ay runtii tahay qof aad u dabeecad wanaagsan waxa uuna sheegay in wax badan ka qarsan jireen Kareena kapoor iyo Amir khan .

Mani ayaa soo saare ka ahaa Filimkii Raavan in Hindi oo labada Acatar ay si wada jir ah u soo saareen waxa uuna sheegay in wax badan oo kaga ogaaday Filimkaa oo ka dhaxayn karay Labadaa Actar .

Kareena Kapoor ayaa 2007 dii waxa xariir toos la yeelatay Actarka Saif Ali khan waxa ayna guursatay 2012kii ee sanadkii aan ka soo gudbnay hayeeshee waxaa la rumaysan yahay in Amir khan iyo kareena isku wanagsan yihiin xariir ahan .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada