Staylka Fanaanada Nicki Minaj oo noqday mid Fanaaniin badan muran ka keenaan

Staylka Fanaanada Nicki Minaj oo noqday mid Fanaaniin badan muran ka keenaan


Fanaanda caanka ah ee Nicki Minaj ayaa noqtay fanaanada dad badan staylkeeda siyaaba kala duwan uga hadlaan kidib markii daraasaad lugu sameeyay habka ay Fanaanada u libisto xiliyad ay qabanayso Bandhigyada .

TV ABC oo qabtay Barnaamij badanaa looga faaloodo Fanaaniinta caanka ah ayaa soo bandhigay Warbixin laga diyariyay Fanaanada oo la xariirtay hab dhaqanka Fanaanada iyo staylkeeda .

Qaar ka mid ah Fanaaniinta Dalka Maraykanka ayaa ku tilmaamay Stylka Fanaanada mid waali ah waxa ayna shegeen in ay si xad dhaaf ah libiskeeda uu yahay kaa oo ka duwan sida Fanaaniinta kale u libistaan .

Waxa ay bedeshaa kalarkeeda waxa ay iska dhigtaa qof waalan oo kale marka ay Bandhigayada qabanayso runtii qaab dhismeed ahaan ma xuma oo waa Fanaanad dhisan hab jirkeeda laakiin dhibaatada waa sataylak ayuu yiri Lil wayne.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada