Fariin Jacayl :Jaceylku Ma aha Wax Meel Cidlo Isaga Dhaca Laakiin Jaceyku Qalbiga Ayuu Ku Dhacaa Iyo …

Fariin Jacayl :Jaceylku Ma aha Wax Meel Cidlo Isaga Dhaca Laakiin Jaceyku Qalbiga Ayuu Ku Dhacaa Iyo …

daajis.com:-Marna ha ka dhigin jaceylka wax la iska heli karo oo fudud dhihitaankiisa , hana ku fekerin in uu yahay wax la iska dheyelsado , waad iska tiraahdaa laakiin qiimo kuuma lahan waayo magaranaysid asal ahaan waxa uu yahay waad iska maqashay oo kaliya.

Jaceylku waa shay qaali ah, cidkastana aysan heli Karin laakiin waxa aad ka dhigatay mid afkaagu uu iska bartay kuhadaaqiisa.

Ma fahmi kartid aamusnaantayda u dhaxeysa erayadayda , ma dareemi kartid murugsanaanta ka danbaysa iska dhoola cadeyntayda mana ogaan kartid waxa aanan dhahin laakiin aan ku dareensiiyo ama aan isku dayo in aan ku tusiyo.
Beentu waa jukuleeto dhiinto oo kale , dhib malehan sida aad isugu dayday in aad dhajiso balse ogaw in aysan sideedii hore oo kale aysan qaab ahaan u sameysmaynin; waan iska qiyaasaa jaceylka hagardaamo ee aad igu wado waxa aana ahay ruuxa laga badiyay .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada