Sheeko iLa Qosol Oo Dhax martay Magaalada Kismaayo iyo Qabiilo Somaliyeed oo kala ah 1 Raskaanbooni 2 Allzaniya 3 Harti Daarood waxa ay sheekadii u dhacday sida tan (Akhriso)

Sheeko iLa Qosol Oo Dhax martay Magaalada Kismaayo iyo Qabiilo Somaliyeed oo kala ah 1 Raskaanbooni 2 Allzaniya 3 Harti Daarood waxa ay sheekadii u dhacday sida tan (Akhriso)

daajis.com:-
Sheekadan waxa ay dhax martay Magaalada Kismaayo iyo Qabiilo Somaliyeed oo kala ah 1 / Raskaanbooni 2/ Allzaniya 3 / Harti Daarood waxa ay sheekadii u dhacday sida tan:—
 


Su aal la weydii kismaayo?

Ras, iyo. Alzaniya. / Kismaayoy ma Nabadbaa ?

Kismaayo haa waa nabad ee maxaa daran maxaa iga soo doonteen maanta oo aan idiin qabtaa walaalaheygiyoow ?

Ras, alzaniya, waxaan kismaayooy kugu imaanay in aan ku qabsano intaas ayaan kuugu soconaa ee soo dhawaaw ?

Kismaayo, oo maxaa ii qabsaneysaan oo dhib ah oo jira maxaana igu qabsaneysaan oo ciidan ah ileyn waan is naqaanaahe ?

Ras iyo Alzaniya . waxaan kugu qabsaneynaa Cidamada Kenya anaka oo soo marsiisanay aqoonsigii looga bahnaay Ciidamadaan Kenyanka ah.

Dowlada ayaan aqoonsiga ay ku soo galeen soo siisay waxa ayna noo fulinayaan wax walba aan anga rabno ka dibna waxaan u waceynaa dhaman waxa naga maqan oo Qabiilo ah. oo aan wada dhalanay sida Harti Darood ka gadaal waxaan ka sameyneynaa Kismaayo Mamul Goboleyd noo gooni ah hadii anu nahay nahay nahay nahay nahay nahay ??????

Kismaayo . Awey Dadkii kale oo daganaay Magaalada miyaan ayaga waxba laga siineynin Mamulka aad sameyneysaan aweyna Dowladii Somaliyed oo aad ka midka aheydeen oo idiin fududeysay in aad soo gashaan magaalada ileyn waan ognahaye xoogiina meshan kuma adan imanina ,

Ras iyo Alzaniya . wagar Dowlaada aad sheegeyso sadaxsano oo aan Dagaalka soo wadnay miyey wax nagu darsatay anaka ayaa Dagaalka soo waadnay jeebkeena ayaan ku soo wadanay iyo kaalmada Militari aynu ka helnay KENYA.



Harti. Kismaayooy ma nabadbaaa ?

Kismaayo. haa waa nabad walaalkeygiyoow ee maxaa kaa keenay Buntland iyo Somaliland.

Harti .Boowe walaalahey ayaa ii wacay oo iyiri dhulbaa lahelay oo la qeybsanaa ee soo carar ?

Kismaayo .kkkkkkkkkkk Dhulka ma deeq ay W.F.P keentay miyaa ? oo la rabo inla qeybsado. mise waa dhul horey loo lahaay loona daganaay. walaalkeygiyoow /

Harti . Boowe garanmaayo walaalo baa gacanta ii lulay oo iyiri Dhulbaa la helay soo carar ee qeybtaada qaado.

shaakadaan aan idiin soo gudbi waa sheego aad u dheer intaan manta ha inoo joogto dib ayaan idiinka soo gudbindoonaa qeybaheeda kale ha duu Rabi ogolaado in sha allaah wabilaahi toowfiiq


waxaa qoray Mohamed Kasim Mohamud
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada