Timo Qurxoon Ma Rabtaa Oo Dhal-dhalaalaya Kaliya Waxaad Sameysaa…

Timo Qurxoon Ma Rabtaa Oo Dhal-dhalaalaya Kaliya Waxaad Sameysaa…

daajis.com:-Zanjabiilka oo si weyn loogu isticmaalo cunuda qaarkeed ayaa sidoo kale la tilmaamayaa in uu aad ugu fiican yihiin caafimaadka timaha , iyadoo wax yaabaha uu ka kooban yahay Zanjabiilka uu aad u xoojiyo timaha .

Waxa uu si weyn uga qeyb qaataa quruxda tinta iyo dhal-dhalaalkeeda , iyadoo tinta uu ka ilaaliyo in ay isku dhag dhagto .

Waxaa lagu talinayaa in goobaha timaha ay ka daadato in la mariyo iyadoo la shiidayo zanjabiilka , waxaana maadooyinka ku jira zanbiilka ah kala ah Collagen and keratin ay si weyn gacan uga geystaan caafimaadka timaha .


Haddii aad dooneyso zanjabiilka waxaad ku dari kartaa malabka , iyadoo arimahaas marka aad sameyneyso waxaa laga doonayaa in saacad ka dib aad ka qubeysato.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada