Fariin Jaceyl:Jaceylku Ma Aha Ciyaar Mana Biloowdo Bisah May Mana Dhamaado Dhamaadka June

Fariin Jaceyl:Jaceylku Ma Aha Ciyaar Mana Biloowdo Bisah May Mana Dhamaado Dhamaadka June

daajis.com:-Markasto oo aad jaceyl abuuranayso hubi oo xulo qofka aad lawadaagi lahayd , kaasi oo noqonaya ruux aan marna jebinaynin qaalbigaaga ; maxaayeelay qalbiyada ma noqdaan kuwo inta badan la habeyn karo ama labedelin karayo .


Xiriirka jaceylku ma aha ciyaar la ciyaaro mana ahan kalmad la iska yiraahdo , mana bilaabmayo May mana dhamaado dhamaadka June , waana shalay , manta , berry iyo maalinkasto .
Waxa aana jecelahay in aan u ordo adiga meel aniga iyo adiga kaliya ah , ma ogtahay in haddii aad jaceyl kugu dhaco aad tahay ruux ka duwan sidiisii hore oo jaceylku waxa uu abuuraa rajjo cusub oo ka duwan mid aad is lahayd waad hiigsan.
Noloshu waa ay iska gaabantahay , hadaba jebi oo ha raacin sharciyada qaldan , dhaqsiyana u cafi jaceylkaaga , si tartiib ahna u rumeey, xad dhaafna u jecloow , kana fogaaw wax waliba oo kaa dhigin farxad, daajis.com, wax waliba oo aan dareemo run ahaantii waa run waana muhiim in aad ogaato miyaadan u jeedin in aad tahay qofka kaliya ee aan haysto?.
Jaceylku waa sida midida oo kale waxa uuna jaraa qalbiga kaliya , Maxay ilintu usoo daadataa markii ruux aad jeceshahay uu iska kaa dhega mariyo ? sababtoo ah waa wadada keliya ee aad kula hadli karto ilintu , kolkii uusan afkaagu hadli Karin / sharixi Karin

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada