Gabar Waliba Oo Uu Ka Tagay Ninkii Ay Jecleyd ! Ka Yeel Mid Soo Noqda Iska Oo Qoomameyn Taagan.

Gabar Waliba Oo Uu Ka Tagay Ninkii Ay Jecleyd ! Ka Yeel Mid Soo Noqda Iska Oo Qoomameyn Taagan.

daajis.com:-Maskaxda haween badan ayaa ka dhamaan xasuusta qisooyin jaceyl oo ay la soo qaateen nin ay jeclaayeen, kaliyana jaceylkaasna ka dhexleen ciqaab iyo shallaay, hadaba sidee haweeneyda nin si waliba ay u jecleyd oo ka tagay kaga yeeli kartaa in uu u soo laabto isaga oo qoomameyn taagan ? hadaba qaado talooyinkaan.

Marka ugu horeeysa waxaad raacdaa hal ku dhigga ah iska indho tir haku soo raacee , kubadda dhex dhig garoonkiisa adiga oo dhamaan joojinaya xariir aad la sameeyso ama in fariimo aad u dirto adiga oo u sii marsiinaya asxabatiisa ama in aad isku daydid in aad la hadasho .
* Isku day in aad xakameyso dareemahaada : ogoow xanaaqada waxa uu kugu qasabayaa in aad qalad weyn oo aad ka qoomameyso noloshaada in uu kugu keeno , tusaale in aad xariir la sameeyo nin kale si deg deg ah si warka xriirkaada cusub uu u helo , hana u ogalaan in xog uu ka helo xariirkaas .
* Is Maaweeli : isku day in waqtigaada inta badan la qaadato asxaabtaada gabdhaha ah ama in qoyskaada booqasho ugu tagtid si aagga uu ka dhaw yahay aad uga fogaato maxaa yeelay haddii qolkaada isku xerto muragada isku fasaxdo sida ay doonto haka yeelatee taasi saameyn dhinac waliba ah ayay kugu yeelaneysaa , hana isku dayin ayay daajis ku leedahay in aad u tagto oo aad garka qabsato ha sameyn oo ku qasab in isaga uu sidaas sameeyo .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada