Calaamadaha Lagu Garto Jaceylka Dhabta Ah !! Iska Fiiri Hee Been Yaan laguu Sheegin

Calaamadaha Lagu Garto Jaceylka Dhabta Ah !! Iska Fiiri Hee Been Yaan laguu Sheegin

daajis.com:-Jacaylaka dhabta ah dareenkiisu ama micnihiisu kuma sifoobo indhahoo kulma ama dhagaha oo maqla hadal macaan lkn Jacaylaka dhabta ah waa ubax gaduudan oo aad ku beerto wadada qofka aad jaceshahay.

Iyo in aad ku beerto qiyaalkiisa sheeko quruxbadan,iyo inaad ku abuurto qalbigiisa garaac dhab ah.
Kadibna adan ka sugin wax muqaabil ah.
Jacaylka dhabta ah waa inaad u tuurtaa looxii ama doontii badbaadada xilaga qarqiga.
Iyo inaad u dhisto buundadii amaanka xiliga cabsida,iyo inaad siiso dharkaada xiliga qaawnida si aad u asturto, kadibna aadan ka sugin wax muqaabil ah.
HADABA MAXAY TAHAY ASTAANTA LAGU GARTO JACEYLKA DHABTA AH:-
1-kalsooni labada dhinac
2-in qof waliba diyaar u yahay inuu waa jaho wax walboo carqalad ah oo ka hor yimaado.
3-in qofba qofka kale inuu karabo mustaqbal dhab ah.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada