Maxkamad ku taal Dalka Maraykanka oo Dacwad ku soo oogtay Fanaanka caanka ah 50 Cent

Maxkamad ku taal Dalka Maraykanka oo Dacwad ku soo oogtay Fanaanka caanka ah 50 Cent

daajis.com:-Maxkamad ku taal Dalka Maraykanka  ayaa soo ogtay dacwad ka dhan Fanaanka caanka ah ee 50Cent taa oo la xariirta in loo haysto falal kufsi ah uu gaystay sanadii 2007 dii 


Fanaanka 50Cent ayaa maxkamada sheegtay in uu gaystay fal kufsi ah islamarkaana uu awood u adeegsaday hawanay ay daris ahayeen xili la sheegay in uu ka soo laabtay Bandhig uu ku qabtay Baar ku yaalay NY. 

Arintaan ayaa Maxkamada iminka ku soo oogtay waxana laga sugayaa in uu jawaab ka bixin doono iyada oo Maxkamada sheegtay in dacwadiisa qaadi doonto Bisha NV .

50 Cent ayaa iska fogeeyay eedayntaa loo haysto waxa uuna sheegay in uusna u war hayn hayeeshee waxaa ay ku soo adaysaa xili fanaanka caanka ah in muda ah uusan ka soo muuqan shaashadaha Caalamka
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada