SAWIRO:- Laga soo Qaaday Kooxihii Qabsaday Xurunta West Gate “DAAWO”

SAWIRO:- Laga soo Qaaday Kooxihii Qabsaday Xurunta West Gate “DAAWO”

daajis.com:-Dagaallo culus ayaa maalintii 4-aad si toos ah uga socda dhismayaasha Westgate ee bartamaha magaalada Nairobi xarunta dalka Kenya oo maalmo ka hor ay ciidamo Shabaab katirsan xoog ku galeen.

Wararka ka imaanaya Nairobi ayaa xaqiijinaya in ciidamada Dowladda Kenya oo ay kaabayaan ciidamo Yahuud iyo Mareykan ah ay foodda geli la’yihiin dabaqyada 5-aad iyo 4-aad oo ay saaranyihiin ciidamada Xarakada Shabaabul .

Wariyaal katirsan BBC-da oo ku sugan Westgate ayaa soo sheegay rasaas teel teel ah laga maqlayo dhismayaasha xarunta waxaana fashilmay isku day ay Kenya iyo xulufadeeda ku doonayeen in ay xoog ku kusoo furtaan dadka laga heysto.




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada