Daawo Sawir:- Qosol badan oo laga sameyay Madaxweynaha oo dusha kusida Ra'izul Wasaaraha Cusub

Daawo Sawir:- Qosol badan oo laga sameyay Madaxweynaha oo dusha kusida Ra'izul Wasaaraha Cusub

daajis.com:-Kaartooniistaha Caanka ah Amin Arts ayaa soo sawiray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dusha ku sida Ra'izul Wasaaraha Cusub Cabdi Wali Sheekh Axmed si uu u geeyo Xarunta Golaha Shacabka codka Kalsoonidana loo siiyo.

Sida ku cad sawirkaan waxaa ka dheehankartaa in maanta codka kalsoonida loo qaadayo Ra'izul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Cabdi Wali Sheekh Axmed wuxuuna aad ugu baqyaaa in uu ka gudbiwaayo laakin madaxwayne xasan shiikh ayaa u balan qaaday in uu baarlamaankaan nka gudbayo hadii la bixyo qarashaka loo yaqaan Codkaada Dhiib Jajabkaadana Qaado .

Bal Daawo Sawirka uu Amiin Caamir Sameeyay iyo Sida ay sheekada u dhacayso:
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada