Caanaha Dumarka Ee Nasaha oo Daawo u ah Caruurta kana ilaaliyo cuduro badan oo ku yimada dhalaanka

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 23:58 |
Hay’adda Save the Children, ayaa shaaca ka qaadday in caanaha warshaduhu soo saaraan ee qasacadaha ku jira ay sida sigaarka oo kale u ...

Wararkii ugu dambeeyay Kismaayo iyo ciidamadii dagaalamay oo la kala dhex galay

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 23:38 |
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in xaalada ay ay degan tahay, kadib markii Ciidamada AMISOM  ee ka socda Kenya ay k...

QISADII BAXIIRA

QISADII BAXIIRA

QISADII BAXIIRA

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 23:30 |
Markuu Rasuulka SCW 12 sano jirey ayaa adeerkiis Abii-dhaalib iyo rag kale oo qureysh ka mid ah ay safar ugu kicitimeen dhinaca Shaam, w...

Fanaanada Haifa Wehbe oo Gurigeeda Tuuga Jabsatay

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 21:30 |
Fanaanada caanka ah ee ka soo jeeda dalka lubnaan Haifa Wehbe ayaa walaac xoogan ka muujisay dhac kooxa tuug ah u gaysteen gurigeeda x...

Fanaanada Sagal Arts oo ka mid noqtay Fanaaniinta Kenya loogu jacayl yahay

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 21:00 |
Tan iyo wixii ka danbeeyay markii ay bur burtay Xukuumadii dhaxe ee Soomaaliya sanadii 1991dii waxa soo baxayay Isbedalo kala duwan o...

Aishwarya Rai oo bilowday Wacyigalin lugu dhiirigalinayo Dumarka

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 20:00 |
Actarda caanka ah ee Aishwarya Rai ayaa ka bilowday Magaalada New Dalhi barnaamijyo wacyigalino ah oo lugu dhiirigalinayo dumarka Dalk...

Daawo:Silicdilka Dhalanyarada Somaliada Ee Carbaha Kunool

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 18:35 |
waa somaali kunool dalalka carabta  sidaan iyo si kadaran ayaa looga dhibaateeyaa wadamada Qurbaha, oo ay kamid yahiin wadamada Islaamka. ...

Dagaal ka qarxay magaalada Kismaayo iyo Isgaarsiinta oo hawada laga saaray

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 17:56 |
Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Raaskambooni ayaa goor dhow ka qarxay magaalada Kismaayo, iyadoo inta badan Xoogaga  Raask...

Justin Bieber oo soo xirtay Laba Sacadood oo Dahab ah oo ku fadhiya 2.5 M

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:32 |
Fanaanka caanka ah ee Justin ayaa si la yaab leh uga soo muuqday Bandhig lugu qabtay Magaalada NY xalay oo ahaa barnaamij ay soo qaban...

Maamulka Somaliland oo xukun kuriday Xildhibaan Jaamc Axmed Maxamed oo kamid ah baarlamanka Soomaaliya.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:26 |
Maxkamada gobalka Maroodi Jeex ee Hargeysa ayaa waxa ay kuriday Xildhibaan Jaamc Axmed Maxamed oo katirsan Baarlamaanka Federaalka Sooma...

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga iyo wafdi uu hogaaminayo oo Muqdisho soo gaaray

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:22 |
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga Bekir Bozdag ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo si diiran loogu  ...

Natiijada Hordhaca ah ee Doorashadii Djibouti

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:13 |
Mucaaradka Jbauuti ayaa ugu yaraan siddeed kursi ka helay doorashada baarlamaanka ee ka dhacday dalka Jbauuti, sida ay muujinayana natii...

Mancini Oo Furka Xooray Kadib Markii Uu Ka Carooday Su'aalo Lagu Waalay

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:10 |
Roberto Mancini ayaa meesha ka saaray warar cusub oo shaki gelinaya mustaqbalkiisa kooxda Manchester City, iyadoo ay soo baxayeen maant...

Wefdi Uu Hogaaminayo Gudoomiye Tigeey Iyo Qaramada-Midoobay Oo Booqasho Ku Tagay Garacad Iyo Hadiyado La Gudoonsiiyay(Daawo Sawiro)

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:01 |
Wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Maxamed Yuusuf Jaamac ayaa booqasho ku soo kala bixiyay deegaanada bari...

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada