Hadmaa kuugu Dambeysay Muuqaalka Gawaaridan layaabka leh oo laga isticmaalo kaliya Somalia(Daawo Sawirada)

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 23:39 |
Magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah Gobolada Dalka Somalia waxaad ku arkeysaa gawaari cajiib ah oon filayo in aysan jirin meelo kale oo d...

Burcad maalin cad u dhacday mid kamid ah Shariikadaha xawaaada Soomaaliya oo shaqaale kuleysay lacag fara baddanna kaboobtay.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 23:30 |
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in koox burcad ah oo si aad ah isu soo hubeeyay a...

Kashawiito Lagu Furo Silliga Qalbiga Ninka Oo Laguu Hayo ! Xoog Ma Jiro.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 19:00 |
Sidee isu jecleysiin karaa ? sidee ayaan u kasban karaa qalbigiisa ? su`aalaahan haween badan ayay ka soo yeertaa hadaba warcad.com ayaa ...

Man City Oo War Farxad Leh Heshay Iyadoo Aguero Uu Taam U Yahay Inuu Wajaho Newcastle.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:32 |
Sergio Aguero ayaa diyaar u ah inuu dib u soo kiciyo xilli ciyaareedka Manchester City ka dib markii uu sheegay inuu markii ugu horeysa...

Subxaanallah..!: Daawo awooda rabbi sida ay u weyn tahay: Muuqaal Daawasho Mudan.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:30 |
Awooda rabbi ayaa ah mid isaga uun u gaar ah oo wuxuu doona kara sameyntoooda, inta badanan dhacdooyinka iyo muuqaalada caalamka lagu ark...

Digniin Hadaawan Hadii aadan Awoodin:-Gaari xamuul ah oo fariinka goostay oo dardaray dad shacab ah oo aad u badan+VEDIO

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:10 |
Mid ka mid ah dhacdooyinka ugu foolxumada badan dunida ee dad rayid ah ku dhacda ayaa ka dhacday dalka Ukanda kadib markii gaari xamuul a...

Waligaa ma’argtay Gabar Soomaaliyeed oo kubad Mooleyneysa? daawo sawir muujinaya Farsamada ku jirta Gabdhaha Soomaaliyeed

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:04 |
Iyada oo la’ogyhay in Aalamiitadu ay kamid tahay waxyaabaha caafimaadka u ah jirka bini’aadamka dhaqaatiirtana mararka qaar ay u soo qor...

Daawo Sawirada Ciidamada AMISOM oo xiliyada ee Dagaalada kanasanayaan isku mashquuliya ciyaarista Banooniga

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:01 |
Ciidamada AMISOM ee kusugan qeybo badan oo kamid ah Gobolada Dalka ayaa inta badan xiliyada ee dagaalada kanasanayaan waxa ee isku mada d...

Dadka buuran oo loo hayo Dawo aad u farxad gelin doonta.!(Faa,iideyso)

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 03:00 |
Khubaro caafimaad oo dhakhaatiir u ah dadka buurbuuran iyo caafimaadkooda oo u dhashay dalka Jarmalka, ayaa soo saaray warbixin shaaca ka q...

Yaab : Sawir Bani`aadan Oo Caloosha Haweeney Uur Leh Ka Soo Muuqday – Daawo Sawirada.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 02:00 |
Haweeney Ingiriis ah oo uur leh ayaa ku dhacay jahwareer ka dib markii caloosheeda ay ku aragtay sawir muuqaal bani`aadan leh . Sida warg...

Video: Shahid Kapoor, Arjun Kapoor, Karishma, at Lakme Fashion Week.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 01:30 |
Bandhigaan Lakme Fashion Week waxaa kasoo qeyb galay dad badan oo magac ku leh Bollywoodka, waxaana qaarkood ahaayeen kuwo si toosa uga qe...

Aabaha dhalay Beyonce oo ka murugeysan xaalada gabadhiisa.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 01:00 |
Waxa uu daaha ka qaaday Aabaha dhalay fanaanada caanka ah ee Beyonce, inuu ka xunyahay go'aanka gabadhisa ee ah in xiriirka dhaxdooda...

Dardaaranka Hooyada waqtiga Qaan gaarka Gabadheeda.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 00:43 |
Gabadhu marka ay soo qaan gaarto waxaa hooyada saaran xilal kala duwan taasoo loo baahanyahay ineey kusoo abaabiso wadada wanaagsan kuna ...

PSG Oo Ku Guuleysatay Racfaankii Ibrahimovic, Kaasoo Haatan Labada Lugba Ka Horimaan Doona Barcelona.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 00:35 |
Zlatan Ibrahimovic ayaa diyaar u ah inuu wajaho Barcelona labada lug ee wareega 8da Champions League ee ay la ciyaarayaan PSG. Xiddiga ...

Vidya Balan: Abaalmarinta filinka Kahaani anigaa iska leh.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 00:30 |
Atariishada guulaha badan ee Bollywoodka Vidya Balan ayaa labo amaalmarin oo caalamiya ku heshay filinkeeda 'Kahaani' oo lasoo ba...

Farsamo Aad Ninkaada Kalsooni Ugu Beeri Karto Isna Maqsuud Uu Ku Noqonayo.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 00:18 |
Kalsoonida labada lamaane ayaa lagu tirayaa as-aaska dhismaha guriga, waxa ayna warcad ku siinayaa talooyin kaa caawin kara ee si degan u...

Fanaanada Rihanna oo Lumisay Taageerayaal Badan

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 00:01 |
Rihanna Fanaanada Caanka ah Rihanna ayaa mudooyinkii u danbeeyay waxa soo wajahay hoos dhac ku yimid taageerayaasheeda kidib markii si...

Kareena Kapoor oo Boqolaal tageerayaasheeda ah Hareeyeen Hoteelkii ay ka deganeed Magaalada Cape Ton

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 00:00 |
Kareena Kapoor oo Boqolaal tageerayaasheeda ah hareeyeen Hoteelka ay ka degan tahay Magalada Cape Ton ee cariga South Africa halkaa uu ka...

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada