Faarax Murtiile: Aniga malehi Facebook-ka lagu caayay Somaliland

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 22:00 |
daajis.com:- Abwaan Faarax Murtiile oo wareysi siiyay daajis.com ayaa beeninayay qoraal lagu qoray Facebook-ka iyadoo waliba la isticmaalay...

Daawo: Hibo Nura oo ku Raapeyso Hees Nabada ka hadleyso

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 21:00 |
daajis.com:- Fannaanada caanka ah ee Soomaaliyeed Hibo Maxamed Cuddoon "Hibo Nuura" oo 22 sano kadib Muqdisho ku laabatay aya...

Nicole Kidman oo sawirqaade wareersan uu ku dhuftay baaskiil Daawo

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 18:30 |
daajis.com:- Xidigta caanka ah ee Nicole Kidman ayaa tuuray dhulka kadibmarkii sawirqaade waalan uu ku dhuftay baaskiilkiisa.  Star N...

Dhacdooyinka naxtinta iyo layaabka leh oo maalmahan kusoo badana Qeybo badan oo kamid ah Gudaha Soomaaliya

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 17:30 |
daajis.com:- Waxaa dhawaan Deegaanka Godob Jiiraan ee Gobolka Nugaal ka dhacday dhacdo xanuun badan dad badana la yaabeen kadib markii Wiil...

Shirkadda SKA oo Xoog looga saaray Garoonka Muqdisho

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:30 |
daajis.com:- Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa amar ku bixisay in si Khasab ah Shirkadda SKA looga saaro Garoonka Aden Cade ee Mag...

Shirkada Reer Japan ee Toshiba oo soo saartay Cumputero casri ah oo aad loo jecleestay (Daawo Sawirada)

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 15:50 |
daajis.com:- Shirkada laga leeyahay Dalka Japan ee Toshiba ayaa soo saartay Cumputero casri ah oo aad looga soo dhaweeyay dunida kuwaa oo l...

Daawo Sawirada David Cameron Oo Carruurtiisa Sida dadka Caadiga Ah Maalin Walba Dugsiga U Geeya Isagoon Ilaalo La Socon

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 15:47 |
daajis.com:- Dood xiiso badan ayaa ka dhalatay dalka Ingiriiska gaar ahaan, shabakadaha xidhiidhka bulshada ee Facebook iyo Twitter-ka, saw...

DAAWO+VIDEO-GA:-Ninkaa iyo Naagtaan is Qaba Waxa aay Sameenayaan,Yaabka Aduunka+Video

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 04:17 |
daajis.com:- Sheeko qosal badan ayeey aheed markii aay duubtay kamirada guryaha sida qarsoodiga loogu xiro. Naag iyo nin is qabo ayaa w...

Daawo:- Chelsea Oo Guuldaradii Ugu Horeysay Ay Soo Gaartay Iyo Everton Oo Guusheedii Ugu Horeysay Gaartay.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 04:11 |
daajis.com:- Everton ayaa guusheedii ugu horeysay ee xilli ciyaareedkan Premier League gaartay ka dib markii ay 1-0 ku quusiyeen kooxda C...

Wadanka Norway Oo laga Bilaabay Ololo Lagu Ciribtirayo Xijaabka

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 03:44 |
daajis.com:- Gudoomiye-ku-xigeenka Xisbiga Cunsuriga ee (FRP) oo ka mid ah 4-Xisbi ee doorashadii Dalka Norway ku guuleysatay Per Sandberg ...

Maxkamadda Sare ee dalka oo dib u dhigtay go’aankii SKA looga qaadi lahaa Maamulka Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 03:41 |
daajis.com:- Go’aan ka soo baxay Maxkamadda Sare ee dalka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay ku go’aamisay in la hakiyo buruntii Heshiiskii u d...

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada