Daawo sawirada:- Xarakada All-Shabaab oo soo bandhigay meydad ciidamo Itoobiyaana

Daawo sawirada:- Xarakada All-Shabaab oo soo bandhigay meydad ciidamo Itoobiyaana

daajis.com:-Xili shalay dagaal qaraar ka dhacay deegaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Amisom oo dhinaca iyo xarakada Shabaab ayaa xarakada Shabaab waxa ay soo bandhigeen meydadka ciidamo katirsan Amisom.


Gudoomiyaha Shabaab gobolka Galgaduud Sheekh Xasan Yacquub ayaa sheegay inay dhabar jab xoogan gaarsiiyeen ciidamada Itoobiya iyo kuwa Amisom oo ay isku fara saareen deegaanka Wabxo.

Sheekh Xasan Yacquub ayaa sheegay in dagaalka uu ahaa mid saacado badan socday waxuuna sheegay in ciidamada Itoobiya ay gaabta uga carareen meydadkan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada