Daawo Video:- Majaajiliistayaal Caan ah oo tartan qosol badan dhex dhigay Universal Tv Vs Horn Cable, Sooraan & Jawaan

Daawo Video:- Majaajiliistayaal Caan ah oo tartan qosol badan dhex dhigay Universal Tv Vs Horn Cable, Sooraan & Jawaan

daajis.com:-Majaajiliistayasani caanka ah ayaa keenay barnaamij qosol badan oo ay ka hadlayaan tartamada ciyaaraha iyo arimo kale oo aad u qurux badan waxana meesha ka garan kartaa tartanka u dhaxeeya tv-yada Soomaalida iyadoo barnaamijka Faaliyaha qaranka uu ilaa hadda marayo meesha ugu sareysay oo noqday mid xiiso badan oo la jaan qaadaya saxaafada caalamka waxana sidoo kale Sooraan iyo Jawaan keenay barnaamij kale oo xiiso leh.


Sheekadani oo noqotay mid aad u xiiso badan ayaa noqday madadaalo iyo qosol taasi oo xaalada qofka murugeysan ka badalaysay Majaajiliistayasani caanka ah ayaa keenay barnaamij qosol badan oo ay ka hadlayaan tartamada ciyaaraha iyo arimo kale oo aad u qurux badan waxana meesha ka garan kartaa tartanka u dhaxeeya tv-yada Soomaalida




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada