DAAWO SAWIRRADA: - Goobtii lagu dilay Xildhibaanada iyo fanaanad Saado Cali Warsame

DAAWO SAWIRRADA: - Goobtii lagu dilay Xildhibaanada iyo fanaanad Saado Cali Warsame

daajis.com:-Waxaa maanta lagu dilay magaalada Muqdisho fanaanadda  iyo Xildhibaanada caanka ah Saado Cali Warsame oo ay dilkeedu geysteen kooxo hubeysan oo gaarigeeda ku beegsaday.

Fanaanadda ayaa waxaa lala dilay darawalkeeda, iyadoona uu dilkoodu ka dhacay degmada Hodan, gaar ahaan agagaarka Tree Biyaano.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada