DAAWO VIDEO:- AL-Shabaab oo hubkii ugu badnaa Muqdisho looga qabtay+SAWIRRO

DAAWO VIDEO:- AL-Shabaab oo hubkii ugu badnaa Muqdisho looga qabtay+SAWIRRO

daajis.com:-Howlgal ay si wada jir ah u fuliyeen Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lagu soo qabtay hub fara badan oo Al-Shabaab ugu keysanaa garaash ku yaal degmada Hodan.

Hubkan oo isugu jira qoryaha fudud, baasuukeyaasha loo yaqaan RPG, bambooyin, rasaasta hoobiyaha iyo hub kale oo laga sameeyo waxyaabaha qarxa.

Sarkaal u hadlay Dowladda Federaalka ayaa sheegay in arintan soo qabashada hubka faraha badan ay ku suuragashay wada shaqeyn dhex martay Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, isagoo balan qaaday in ciddii soo sheegta hub Shabaab ama miino meel lagu aasay in Dowladda siin doonto qofkii soo sheega abaal marin qaali ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada