Daawo Video:- dagaal kadashay xaflada meherka Gabadha Madaxwaynaha dalka jabuuti, Fananiintii oo..

Daawo Video:- dagaal kadashay xaflada meherka Gabadha Madaxwaynaha dalka jabuuti, Fananiintii oo..

daajis.com:-Waxaa xiisad xoogan ay ka dhalatay Xaflada meherka Wasiirka wasaarada waxbarshada dalka Jabuuti iyo Gabadh uu dhalay Madaxwaynaha Dalka Jabuuti iyadoona lagu soo martiqaaday Xafladaasi Fanaaniin.

Faanaaniinta Aamina Jaamac (Afric) Faadumo Axmed & Siciid meecaad oo kamida sidoo kale gudiga Jaaliyada Yurub ee Dalka Jabuuti.
Fanaanada wayn ee Faadumo axmed ayaa weerar ba’an ku qaaday Madaxda dalka Jabuuti, waxayna sheegtay iyadoo ah Fanaanadii ugu waynayd in la baar maray, ayna hada wixii ka danbeeya dul qaadan doonin, sidoo kalana waxay sheegtay in Wariye Cali Seenyo oo fidno kula dherjiro Bulshada Jabuuti.
Faadumo ayaa waxay ku dooday inay meel cidlo ah kusoo dhaceen sidi ay udifaaceen madaxwaynaha Jabuuti, “Saado Cali markii aad lacagta siisay ee ay heesta kugu cayday anagaa kaa difaacnay ” Sidoo kalana waxay sheegtay Xaawo Geel qaad aan guri laga siinin Jabuuti, Halka Sangub oo muqdisho joogana guriga looga dhisay.
Sidoo kale Fananada Aamina Afric iyo Siciid Meecaad oo goobta dhankooda ka hadlay ayaan waxba Reebanin, waxayna daaha ka rogeen waxyaabaha ay xiisadan ka dhalatay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada