DAAWO VIDEO:- Xamaas oo gacanta ku dhigtay askari Yahuudi ah

DAAWO VIDEO:- Xamaas oo gacanta ku dhigtay askari Yahuudi ah

daajis.com:-Ururka reer Falastiin ee Xamaas ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigeen askari ka tirsan Isra'il sida ay baahinayaan wakaaladaha caalamka.

Xamaas ayaa askarigan u dhashay Isra'il gacanta ku dhigtay maalinti axadda habeenkeeda sida uu sheegay afhayeen u hadlay xamaas.


qabashada askarigaan kadib ayaa waxaa gaza laga sameeyay dabaal degyo waa weyn oo ay dhigayeen kumanaan kun oo shacabka falastiin ah.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada