Daawo Muuqaal Yaableh:- Oday Falastiini ah oo ka yaabsaday askar Isra'il ah iyo rasaas lagu furay

Daawo Muuqaal Yaableh:- Oday Falastiini ah oo ka yaabsaday askar Isra'il ah iyo rasaas lagu furay

daajis.com:-Oday waayeel Falastiini ah ayaa ku dibad baxay akar ka tirsan Isra’il oo ku sugan dhulka Falastiin, iyadoona odaygaan uu muujiyay geesinimo iyo wadaninimo.

Askarta ayaa Odaygaan ku amray inuu dib u laabto, isagoona ka madax adeegay amarka, waxaana ay hoosta ugu dhigeen rasaas xoogan oo uu alle ka badbaadshay.


HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO-GA:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada