Daawo Video:- Cabdiwali Gaas oo ku dhowaaqay Dagaal ka dhan ah Ogaadeen “Puntland Waxaa cadow u ah ONLF & Al-Shabaab”

Daawo Video:- Cabdiwali Gaas oo ku dhowaaqay Dagaal ka dhan ah Ogaadeen “Puntland Waxaa cadow u ah ONLF & Al-Shabaab”

daajis.com:-Madaxwynaha Maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali ( Gaas) oo muddo dhowr maalmood ah booqasho ku jooga Magaalada Addis Ababa ee Caasimada Itoobiya ayaa ku tilmaamay Ururka ONLF Iyo Alshabaab innay isku mid yihiin.

” Annaga (Puntland) Iyo Itoobiya waxay leeyihin hal caddow midkaas oo ah ONLF Iyo Alshabaab! Su,aasha waxaa weeya ONLF ma caddow ku tahay Puntland? Jawaabta iyo qaabka Caddow oogu tahay waa mid laga suggi doono Madaxwayne Gaas.
Dood adag ayaa dhex martay Dadwaynaha gaar ahaan ka soo Jeeda Puntland Iyo Ogaadeeniya ee ku nool Qurbaha, waxaana su,aasha la is waydiin tahay maxaa Gaas ku kalifay haddal intaas la eg.
Cabdi Wali Gaas ayaa isaggu loo arkaa innuu raadkii Maamuladii ka horeeyay raacayo, isagoo hadda laga sugi doono innuu Sidii Cabdi Raxmaan Faroole dad aan waxba galabsan usoo qabto.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada