Daawo Video:- Xasan Aadan Samatar oo beeniyay inuu geeriyooday, xilli warbaahinta shaaciyeen Geeridiisa

Daawo Video:- Xasan Aadan Samatar oo beeniyay inuu geeriyooday, xilli warbaahinta shaaciyeen Geeridiisa

daajis.com:-Fanaanka weyn ee Soomaaliyeed Xasan Aadan Samatar ayaa beeniyay wararka la xiriira inuu geeriyooday, kadib marki warbaahinta Afka Soomaaliga qaarkood ay baahiyeen inuu geeriyooday fanaanka.


Shabakadaha Bulshada ay kuwada xiriiraan ayaa lagu faafiyay warar sheegaya in Xasan Aadan Samatar uu geeriyooda, iyadoo webseedyada qaarna qoreen wararka la xiriira Geeridiisa.

Balse hobalka weyn ee Soomaaliyeed ayaa wareysi uu siiyay Taleefashinka Caalamiga ah ee Universal ku sheegay inuu weli nool yahay islamarkaana uu caafimaad qabo, isagoona sheegay in arintaan been abuurka ah aysan ahayn marki ugu horreeysay, iyadoo horray sidaan oo kale been looga sheegay inuu geeriyooday.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada