NAXDIN: Daawo video Xaqiiq ah+warbixin : wiil 11 jir ah oo jinni si toos ah uweerarayo Argagax badan ku abuuraya daawadayaasha.

NAXDIN: Daawo video Xaqiiq ah+warbixin : wiil 11 jir ah oo jinni si toos ah uweerarayo Argagax badan ku abuuraya daawadayaasha.

daajis.com:-Dhacdadaan layaabka leh ayaa soo jiidatay indhaha saxaafada caalamka iyo guud ahaan siyaasiyiinta iyo dadweynaha dunida dusheeda kunool iyadoo arrintan ay ka dhacday dalka JAMAICA kadib markii jin ama ruuxaan ay weerar kuqaadeen wiil yar oo kunool wadanka JAMAICA.

Wiilkan oo 11 sano jir ah magiciisana aan la shaacin ayaa kunool xaafada lagu magacaabo SPANISH TOWN oo kutaalla dalka jamiaca waxaana hooyadii oo saxaafada lahadashay ay sheegtay in wiilkeeda uu ka harsan la’yahay oo uu kajoogi waayey jinni weerar ah kaasoo noociisa lagu sheegay POLTERGIEST, jinnigan ayaa weerar ku ah wiilkan iyadoo uu kutuurayo wixii udhow wiilka ee alaabo ah islamarkaana wiilka inta kor loo qaado dhulka lagu dhufanayo mararka qaarna inta lajeedo lagu garaacayo darbiyada.


Hase ahaatee arrinta layaabka leh ayaa ah in wiilkan yar uu diidan yahay fikirka hooyadii ay qabto ee ah in waxani jin yahay hase ahaatee waxa uu leeyahay “waxa iceyrsanaya waa nafaf wiilal aan saaxiibo aduunka ku aheyn oo iminka reer aakhiraad ah sheydaana uu wato oo idaba jooga meeshii aan tagaba anigana sanado kahor ayaan dhintay”.

Warbaahinta dalka Jamaica oo soo booqatay wiilkan yar si ay arrinkan guntigiisa ugaaraan una baaraan waxa kajira warka laga sheegay wiilkan yar ayaa waxa ay lakulmeen argagax iyo naxdin kadib markii ay indhahooda ku arkeen weerar si LIVE ah loogu qaadayo wiilkan yar iyadoo video-gan ay soo bandhigeyso shabakadda shacabka24 uu yahay wareysi laga qaaday si daawasho wiilkan oo uu qaaday Tv-ga CVM ee dalka JAMAICA kahowlgala.


Dhibkan wiilka heysta ayaa lasheegay in markii dambe lagala tashtay gaal Christian ah oo baadiri ah kaasoo geeyey kaniisad kutaalla magaalada Spanish town waxaana isla markii albaabka uu ka galay kaniisada dhacay weerar layaab leh oo wiilka kor loo qaadayo dhulkana lagu dhufanayo iyadoo aan la arkeyn waxa dhibaya wiilkan hase ahaatee dhibka majoogsan maxaa yeelay jin waxba kama taraan khuraafaat iyo diimo gacan kusameys ah..

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada