Daawo:- Barnaamij Xiiso Leh oo Laga Diyaariyay 21-Oktoober iyo Xukunkii Maxamed Siyaad Barre AUN

Daawo:- Barnaamij Xiiso Leh oo Laga Diyaariyay 21-Oktoober iyo Xukunkii Maxamed Siyaad Barre AUN

daajis.com:- Barnaamij-kan waxa uu ku saab sanyahay Inqilaabkii Soomaaliya ka dhacay Soomaaliya ka rideen Ciidanka sanadkii 1969-kii oo haatan laga joogo 45 sano.

Afgambkii ay Ciidanka ay rideen ayaa waxaa hor kacayay saraakiil sar sare oo ka tirsanaa Ciidankii Militariga waxaana laga xusi karaa Maxamed Siyaad Bare, Salaad Gabeyre iyo Maxamed Ceynaashe.

Hadaba Barnaamijkan Guud ahaantiisa waxaan ku eegeynaa min bilow ilaa dhamaad wax qabadkii horumarkii iyo dib u dhicii Golihii sare ee Kacaanka iyo Marxuum Maxamed Siyaad Bare.

Waxaana Barnaamijkan soo qaban qaabiyay Agaasimaha Umadanews Cabdiqani Cali Dalmar




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada