Salman khan : Kareena Kapoor in aan kala harno anaa sababteeda lahaa...

Salman khan : Kareena Kapoor in aan kala harno anaa sababteeda lahaa...

daajis.com:- Xiddiga Salman khan ayaa sheegay sheeko hore aan loo maqal oo dhaxmartay asaga iyo Xiddigta Kareena Kapoor oo hada uu qabo Actarka Saif Ali khan.

Waxa uu sheegay in Xiddigtaa isla soo qaateen afar sano xariir fiican lahaayeen hasayeeshee kala hareen 2007dii kadib markii isku dhaceen labadooda sida uu xusay.  

Salman khan waxa uu khirtay in uu asaga masuiliyada lahaa ay ku kala hareen kadib markii sida uu xusay uu diiday in uu guursàdo Xiddigtaa oo doonaysay guur xiligaa sida uu sheegay.

Actarkaa ayaa tilmaamay in uu arintaa ku diiday islamarkaana wixii xiligaa ka danbeeyay xaaladooda ay ahayd mid aan wanaagsanayn oo keentay in ay kala haraan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada