Daawo:- Muuqaal Video ah oo dunida aad uga yaabiyay

Daawo:- Muuqaal Video ah oo dunida aad uga yaabiyay

daajis.com:- Muuqaalkan ayaa waxaa soo geliyay YouTube qof isagoo sida aad aragtaan si farsamo ay ku dheehan tahay qariyay madaxiisa kana dhigay qof madaxa laga jaray soona qaatay gaarigiisa isagoo ku maraayo meela drive thru-ga ah ee cuntada laga iibsado isla markaana aad uga yaabiyay shaqaalahii ka shaqeynaayay oo uu ka dalbaday cunto.

Video ayaa noqday mid ku faafa YouTube waxaana ilaa iyo hadda daawatay ku dhawaad 15 milyan qof oo la fajacay farsamadan.

Ma ahan markii ugu horeysay oo uu sameeyo video laakiin horey ayuu u sameeyay mid sidoo kale xiiso aad u lahaa oo ka dhigay gaariga aan cidna wadin isla meeshaan ku maray, hadaba labadiisa video ee waxaad ka fiirsan kartaa hoos.


MIDKA KALE EE GAARIGA KALIGIIS ISWADAYO OO DAD BADAN KAGA YAABSADAY

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada