Video:- Gabar aan laheyn qeybtaha dambe ee jirka oo lala yaabay

Video:- Gabar aan laheyn qeybtaha dambe ee jirka oo lala yaabay

daajis.com:- Jennifer Bricker oo 27 sano jir ah, ayaa ah qof aan laheyn qeybaha hoose jirkeeda laga soo bilaabo labada xubnood ee lugaha iyo halka ay ku fadhiistaan, sidaasoo ay tahay ayey noqotay qof soo jiidaday indhaha caalamka, markii ay riyadeeda u rumowday.

Gabadhan oo ka shaqeyso xarun jimicsiga dumarka ku bartaan, isla markaana ay ka qeybgashay tartamo caalami ah, iyadoo ku guuleystay iyada iyo walaasheed oo ah qofka ugu haysto American Olympic gymnast.mucjiso-rabi

Jennifer oo ku dhalatay lugo la’aan ayaa waxay qeyb ka tahay mucjisooyinka rabbaaniga ah ee caalamka lagu arko. Halkan ka daawo Video-ga gabadhan iyo qaab ciyaareedka soo bandhigto.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada