Faysal Cali Waraabe oo Soo Dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya (VIDEO)

Faysal Cali Waraabe oo Soo Dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya (VIDEO)

daajis.com:-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Ing. Faysal Cali Waraabe ayaa mar uu safar shalay ka soo noqday ayaa waxa uu warbaahinta kula hadlay gudaha Garoonka diyaaradaha, waxa uuna ka hadlay magacaabidii Raiisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya oo uu sheegay in ay soo dhaweynayaan.

Guddoomiyuhu wuxuu kaloo ka hadlay xaaladaha Awdal, xiriirka isaga iyo Guddoomiyaha Xisbiga wadani, kuwaasoo maalmo ka hor warar isu mariyay dhinaca warbaahinta.
faysal

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada