JAWAARI: - Waa guul usoo hoyatay soomaali oo idil natiijadii kasoo baxday doorashada Puntland

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 22:29 |
daajis.com:- udoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa u hambalyeeyey Madax...

C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camey oo loo doortay m/wayne ku xigenka Puntland

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 22:28 |
daajis.com:- Waxaa soo dhamatay wareegii Saddexaad ee doorashada madaxwayne ku xigenka Dowlada Puntland . Madaxwayne C/xakiin C/laahi...

Ila Qosol : Daawo Wariyaha Cusub Ee Aljazeera Ee Muqdisho, Adigaa Qosli Doonee

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 21:54 |
daajis.com:-wiil yar oo wariya ah oo somali jooga oo ushaqeeya Tv ga caalimiga ah ee Aljazeera ayaa waxaa aad layaabeysaa markaad Daawado v...

Sergio Aguero Oo Bishaan Ku Soo Laaban Doona Manchester City.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:33 |
daajis.com:- Tababaraha Manchester City Manuel Pellegrini ayaa sheegay in weeraryahan Sergio Aguero inuu wadada u saaran yahay inuu ka soo ...

David Moyes Oo Sheegay In Garsoorayaasha Ay Ka Hiiliyaan Markasto Kooxdiisa Man United

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:32 |
daajis.com:- Tababaraha kooxda Man United David Moyes ayaa goor dhaw ka hadlay guul daradii soo gaartay caawa kooxdiisa isagoona sheegay in...

WAR DEG-DEG AH:- C/weli Gaas oo ku guuleystay doorashada madaxtenimo ee Puntland

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:22 |
daajis.com:- Wareegii sadexaad ee doorashada madaxtenimo ee Puntland ayaa waxaa ku guuleystay R/wasaarihii hore ee Soomaaliya C/weli Maxame...

Daawo Sawirada:- Munaasabada Doorashada Madaxweynaha Puntiland iyo kuxigeenkiisa oo hada kasocota Magaalada Garawe

Daawo Sawirada:- Munaasabada Doorashada Madaxweynaha Puntiland iyo kuxigeenkiisa oo hada kasocota Magaalada Garawe

Daawo Sawirada:- Munaasabada Doorashada Madaxweynaha Puntiland iyo kuxigeenkiisa oo hada kasocota Magaalada Garawe

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:22 |
daajis.com:- Waxaa hada ku sugan xarunta Baarlamaanka Puntland dhamaan murashaxiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeen...

Daawo:- Rihanna iyo Shakira oo hal hees soo wada qaadaya.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 02:50 |
daajis.com:- Fanaanada caanka ah ee reer Mareykan Rihanna ayaa sheegtay in dhigida reer Colombia Shakira ay ku kulmayaan hal hees oo lagu m...

DAAWO LIVE:Doorashada Puntland Maxa Ka Cusub,Musharax Amin Cay la Dulmaray

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 02:44 |
daajis.com:- _____________________ Xafiiska Shabakada Daajis.com USA-Alaska Ceelka@gmail.com www.daajis.com

Daawo:- Nin baddu qaadday oo badbaaday saddex malin kaddib

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 02:14 |
daajis.com:- Nin u dhashay dalka Taiwan oo ay biyaha badda qaadeen isagoo kallumaysanayo ayaa la helay isagoo bad qabo. Ssaddex maalmood ...

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada