Taliyihii Ciidamada Puntland ee Galgala oo Qarax ku dhintay

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 23:57 |
daajis.com:- Taliyihii ciidamada Daraawiishta ee aaga Galgala Puntland Col. Jaamac Saciid Warsame (Af-gaduud) ayaa qarax miino ku dhintay,...

FADEEXO:- Sirdoonka Holland oo la ogaadey inuu dhageysta taleefanada Soomaalida

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 23:52 |
daajis.com:- Hay’adda sirdoonka Hollaand (MIVD) ayaa la sheegay inay dhageystaan wadahadalka iyo Xogaha telefoonadda Soomaaliya ee dadka ...

Daawo Muuqaalka:- the best Official music Iyo Fanaanka ama aktor ka somaliyeed iyo heesta Zam Zam Nala Daawo HD.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 22:46 |
daajis.com:- Waayadaan dambe ayaa waxaa soo badanayay dhalinyarada Soomaalida ah ee fanka kusoo biiraya iyadoo arrinta ugu yaabka badan ay ...

Jose Mourinho: Joojiya Inaad Garsoore Nooga Dhigtaan Chris Foy.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 22:28 |
daajis.com:- Jose Mourinho ayaa ugu baaqay Premier inay joojiyaan inay kulamada Chelsea garsoore uga dhigaan Chris Foy ka dib markii garsoo...

Daawo Sawirada:- Dhalinyaro qirtay in Al-Shabaab yihiin iyo Hub ay wateen oo Muqdisho lagu soo bandhigay

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 22:09 |
daajis.com:- Taliska Nabad Sugida Gobolka Banaadir ayaa Magaalada Muqdisho Howlgalo balaaran ay kasameeyeen waxa ay kusoo qabteen Dhalinyar...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo afhaayen cusub u magaacaabay Goboolka

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 22:08 |
daajis.com:- Godoomiyaha gobolka Banaadir oo xil ka qaadis ku sameeyay afhaayenki gobolka banaadir. Guddoomiyha gobalka Banaadir ahna...

Maxkamad ku taalla puntland oo 20 sano oo xarig ku xukuntay rag ku eedeysan Al-shabab

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 21:42 |
daajis.com: - Xeer ilaaliyaha guud ee maxkamada ciidamada qalabka-sida ee puntland ayaa xukun ku riday rag ku eedeysan in mid yihin Al-shab...

Taliyaha booliska oo dib ugu soo laabtay Muqdisho kana warbixiyay safarkiisii Puntland

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 21:40 |
daajis.com: - Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Jeneraal Cabdixakiin Daahir Siciid saacid iyo wefdi uu hogaminayo oo maalmahanba safar...

Jen. Muungaab oo xilka ka qaaday Afhayeenkii Gobolka Banaadir

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 17:48 |
daajis.com:- Afhayeenkii Gobolka Banaadir,Maxamed Yuusuf Cismaan, ayaa xil ka qaadis lagu sameeyay, adib wareegto kasoo baxday xafiika Gud...

Jamie Redknapp: Juan Mata Waxaa Laga Ciyaarsiinaa Meel Aan Booskiisa Aheyn, Fellaini Isna Uma Qalmo Man United.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 17:37 |
daajis.com:- Ciyaaryahankii hore ee England, Liverpool iyo Tottenham Jamier Redknapp oo haatan khabiir isboorti ka ah Sky Sports ayaa sheeg...

Daawo Sawirada:- Gobolka Crimea oo si rasmi ugu biiray Ruushka, kadib aftidii la qaaday

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 17:34 |
daajis.com:- Dadka Gobolka Crimea ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay inay ka mid noqdaan Ruushka, kadib aftidii la qaaday, iyadoo Mareykank...

Daawo Sawirada:- Howlgal laga sameeyay Buuloburde oo lagu soo qab-qabtay rag iyo hub Shabaab

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 17:21 |
daajis.com:- Waxaa maanta howlgal balaaran oo laga ay ciidamada huwanta ka sameeyeen gudaha iyo duleedka magaalada Baladweyne ay kusoo qab-...

Daawo Sawirada:- R/wasaaraha oo la kulmay bahda fannaaniinta, lana dar-daarmay

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 17:20 |
daajis.com:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federeaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa caawa kulan casho ah la yeeshay...

Waasiro iyo Xildhibaano u ambabaxay Magaalada xudur

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 17:16 |
daajis.com:- kadib marki dowladda federaalka Soomaaliya ay la wareegtay gacan ku haynta degmada Xudur ayaa saaka la filayaa in wafdi balaar...

Arsenal oo guul ciriiri ah ka gaartay naadiga Tottenham kulankii London Derby + Sawirro

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 01:25 |
daajis.com:- Kooxda Arsenal ayaa guul ciriiri ah ka gaartay naadiga ay magaalada ka dhisan yihiin ee Tottenham kulankii London derby, ciy...

Daawa Sawirada:- Orodyahan Mo Farah oo miyir doorsoomay qabow awgiisna uuna galay kaalinta labaad ee tartanka orodka ah.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 01:11 |
daajis.com:- Orodyahanka Mo Farah ayaa laga qaaday garoonka kadib markii uu miyirbeelay orod ka dhacay magaalada New York maanta.   Tar...

Daawo Sawir:- laga sameeyay Jabka Al-Shabaab kasoo gaaray Howlgalada ka bilowday qaar kamid ah Gobolada Dalka

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 01:00 |
daajis.com: - Kaartooniistaha Soomaaliyeed Amin Arts ayaa soo sawiray Sawir Muujinaya Jabka Dagaalyahanada Xarakada Al-Shabaab kasoo gaaray...

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada