VIDEO:- Gabar Kenyan ah oo Sixir darteed qodxo jirkeeda ugu soo baxaan

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 21:30 |
daajis.com:- Cunug 17 sanno jir ah oo la sixray ayaa qodxo jirkeeda ka soo baxayaan, maalinba maalinta ka dambaysa tirada qodxahana jirkeed...

AMISOM oo ka hadashay sababaha loo joojiyay howlgalada Al-Shabaab

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 20:30 |
daajis.com:- Afhayeenka Ciidamada AMISOM, Col. Cali Aadan Humud, ayaa ka hadlay sababta ay ciidamada AMISOM u joojiyeen Howlgalada ka dhank...

Xoogag ka tirsan Al-Shabaab oo la wareegay deegaanka Daynuunay ee duleedka Baydhabo

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 20:00 |
daajis.com:- Xoogag taabacsan Al-Shabaab ayaa la wareegay deegaanka Daynuunay oo magaalada Baydhabo u jira ilaa 20-KM, halkaasoo saldhig u ...

Suldaan ka mid ahaa salaadiinta ugu caansanaa oo maanta lagu dilay Kismaayo

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 19:07 |
daajis.com: - Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose ayaa sheegaya in mid ka mid ah suldaanada caanka ka ahaa magaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Goordhaw ka hadlay Qarax lagu Dilay Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Somalia

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:59 |
daajis.com:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladda, asxaabta, ba...

Xildhibaan ku geeriyooday qarax miino oo loogu xeray baabuurkiisa

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:54 |
daajis.com: - Xilibaan ka tirsan Baarlamanka DF oo lagu magacaabo Isaaq Maxamed Riino ,ayaa goordhow ku dhintay qarax miino oo baabuurkiisa...

Manuel Pellegrini Oo Diidan Inuu Ka Quusto Koobka Horyaalka Premier League.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:51 |
daajis.com:- Manuel Pellegrini ayaa sheegay inuusan meelna ku tuureynin hamigiisa hanashada horyaalka. Kooxdiisa kooxda Manchester City...

DAAWO SAWIRADA:- Ardayda Soomaalida ee Dhadhaab oo warqado la talin ah u diray caruurta Qaxootiga Siiriya

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:49 |
daajis.com:- Arday Soomaaliyeed oo ku jira xerada Qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa warqado ay u direen caruurta Siiriya ee ku jira xe...

63 Jir Ganacsade ah oo Calooshiisa Laga Helay Dahab Dhan 396 Gram ah, Kadib Markuu Bukooday

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 02:38 |
daajis.com:- Ganacsadahan waxa uu in badan ka cabanaayey garaac iyo matag badan, kaasoo uu tilmaamay inuu u baahan yahay qalliin xagga ca...

Daawo Video:- Faaliyaha Qaranka oo Lagu Tartan Siiyey Xasan Sheekh Iyo Siilanyo Midkee Ayay Fadeexo Raacday

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 02:34 |
daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaaamijkii Faaliyaha Qaran ee Tv-ga Universal kaasi oo lagu soo Bandigay Qodobo xi...

Bill Clinton :- Aniga kama warqabin weerarkii Jeneraal Caydiid

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 02:19 |
daajis.com:- 20 sanno kadib weerarkii fashilmay ee askarta Maraykanka kusoo qaban lahaayeen Jeneraal Maxamed Faarax Caydiid ayaa waxaa soo ...

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada