Daawo Sawirada:- Taalada Daljirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho oo si aan Caadi aheyn loo qurxiyay

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 18:56 |
daajis.com:- Taalada Daljirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho ayaa xiligan kamid noqotay goobaha ila qabadka leh ee ku yaala Magaalada Muqdis...

Maxaad kala socotaa astaamaha Lixda Nin ay aadka u Neceb yihiin Dumarka?

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 18:49 |
daajis.com:- Safarka dheer ee dumarku ugu jiraan raadinta ninka ugu haboon ee nolosheeda inta ka dhiman ay la qaadan laheyd ayaa ah mid aad...

Dowlada Mareykanka:- oo Shaaca ka qaaday in ay Balaarineyso howlgalkooda Qaarada Africa

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 18:44 |
daajis.com:- Taliska ciidamada Maraykanku Qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay inay balaarinayaan howlgalkooda qaarada Africa,kaasi oo u...

Ukraine: Madaxweyne Putin oo ka digay cawaaqib xumo

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 06:00 |
daajis.com:- Wasiirka difaaca Ruush-ka ayaa sheegay in ciidamada Ruush-ka ee uu saldhigoodu yahay xadka Ukraine lagu amray in ay sameeyaan ...

Kenya:- Oo Sheegtay Howlgaladu Iney Sii Socon Doonaan

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 05:00 |
daajis.com:- Booliska Kenya ayaa sheegay inay sii socon doonaan hawlgallada ka dhanka ah dadka sharcidarrada ku jooga waddanka. Afhayeenka ...

Daawo Sawirada:- Nin Moroccan ah oo boorso ku qariyay gabar uu dhalay oo lagu qabtay dalka Spain+warbixin

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 04:00 |
daajis.com:- Nin u dhashay dalka Morroco ayaa lagu qabtay isagoo doonayay in uu si qarsoodi ah ku geliyo dalka Spain gabar siddeed sano jir...

Ninyahoow Adiga Oo Qalbigaada Dhaawacan Yahay Ha Sameyn Xariir Kale , Haweenka Waxa Ay Ugu Neceb Yihiin

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 03:00 |
daajis.com:- Inkastoo dunida uusan jirin qof isu dheli tirin (kaamil) ah hadana haweenka si weyn ayay ugu fekaraan ninka ay xariirka jaceyl...

Topnews:- Xildhibaan Riino oo loo dilay joojinta Kaarka aqoonsiga dhalashada - Xisaabiye guud Salaama Bank ?

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 02:30 |
daajis.com:- Ila wareedyo kala duwan oo ka tirsan Sirdoonka Dowladda Somalia iyo Mudanayaal ka mida gudigga Maaliyadda Baarkamaanka Federal...

Fariimo Jaceyl :- Aniga Waan Ku Qanacsanahay In Uu I Dhaawaco Xittaa Haddii Aan Maalin Walba Wajigiisa Ku Ildoogsanayo

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 02:00 |
daajis.com:- Dareemaha qalbiga waxey u dhaqaaqaan codkiisa keliya,igama warhaayo xaalada aan ku suganahay,dadbaa igu yiraahdo waqtiga ayuu ...

Ciiddanka Gaarka ee (EASF) oo ku soo biiri doona Hawlgalka la gula dagaalamayo Al-shabaab.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 01:30 |
daajis.com:- Wasiiradda Gaashaandhigga ee dalalka Rwanda, Uganda, Kenya, Burundi, Comoros, Djibouti, Ethiopia, Seychelles, Somalia iyo Suda...

Mareykanka oo ka xumaaday heshiiska ay wada gaareen kooxada Falastiin - See more at: http://ilwareed.com/2014/04/mareykanka-oo-ka-xumaaday-heshiiska-ay-wada-gaareen-kooxada-falastiin/#sthash.SzN9XATk.dpuf

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 01:10 |
daajis.com:- Afhayeenka waaxda arimaha dibadda ee Mareykanka Jen Psaki, ayaa sheegtay inay ka niyad jabeen shaacinta heshiiska, waxayna ku ...

Golaha Wasiirada oo ansixiyey guddoomiyaha Bangiga Dhexe iyo ku-xigeenkiisa “Sawirro”

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 01:00 |
daajis.com: - Muqdisho, April 24, 2014—– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli sheekh Axmed Maxamed ayaa ...

Layaab:- Goobaha Shiishada Sacuudiga oo dumarka maxram u shardiyay

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 00:30 |
daajis.com:- Khasab miyaa inuu maxram la socdo dumarka markay doonayaan inay shiisho cabaan? Doodan ayaa ka socotay baraha internet-ka ee...

Xildhibaanada oo loo qorey waardiyeyaal, lacagtana iyagaa iska bixinaya

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 00:00 |
daajis.com: - Baarlamaanka Soomaaliya oo yeeshey kulan aan caadi ahayn ayaa isku raacay in 2 waardiye loo qoro xubin kasta oo baarlamaanka ...

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada