Booliska Maleysia oo wali baadi-goobaya 5-kale oo soomaali ah

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 19:30 |
daajis.com: - Sirdoonka iyo booliska dalka Maleysiya ayaa wali baadi-goobaya shan ruux oo kale oo soomaali ah kuwaas oo lala xiriirinayo Al...

DAAWO VIDEO:- Haweeney gar weyn leh oo ka yaabsatay barnaamijka Eurovision

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 19:01 |
daajis.com: - Haweeneydan oo lagu magacaabo Conchita Wurst ayaa wacdaro ka dhigtay barnaamijka tartanka Heesaha Yurub , iyadoo madaleysay d...

Dhinacyadii ku hardamayay dalka Koonfurta Sudan oo heshiis gaaray

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 18:40 |
daajis.com:- Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salva Kiir iyo hoggaamiyaha fallaagada dagaalka kula jirta dowladdiisa Riek Machar ayaa wada sa...

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo beeniyay in beelo gaar ah uu kula kulmay Shabeelaha Hoose

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 18:34 |
daajis.com:- Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed ayaa beeniyay in beelo gaar ah uu kula kulmay Gobolka Shabeelaha Hoose, ...

Xog: Magacyada, beelaha & qorshaha 8-xildhibaan ee horboodeysa mooshinka ka dhanka ah MD Xasan Sheikh

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 03:00 |
daajis.com:- Shabadda ayaa Xog aruusrsi ku sameesay Qaar Kamid ah Xildhibaanada horkacaya ololaha looga soo horjeedo Madaxweyne Hassan Shee...

Video: Kenyaan Badan oo silac u dhintay + Mucjiso ku dhacay kuwo camoole Noqday!

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 02:30 |
daajis.com:- Nala  Daawo  Kenyaan Badan oo silac u dhintay + Mucjiso ku dhacay kuwo camoole Noqday! HOOS   KA   DAAWO  MUUQALKA ...

Shanta Xiddig Ee Van Gaal Lasoo Imaan Karo United.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 01:30 |
daajis.com:- Inta badan saxaafadda caalamka ayaa isku raacay in Louis Van Gaal uu yahay tababaraha cusub ee kooxda United, Sky Sports ayaa ...

Maamul ka madax banaan Dowlada oo laga dhisay Gobolka Hiiraan

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 00:39 |
daajis.com:- Nabadoon Jamaal Xaaji Cali oo ka mid ah Waxgaradka gobolka Hiiraan oo la hadlay warbaahinta Risaala Ee magaalada Muqdisho ayaa...

Daawo Sawirada:- Arin lala yaabay guri loogu talagalay in lagu xiro dadka waalan oo iska daa dadka waalane xitaa kuwa Fiyoow ku waalanayaan

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 00:30 |
daajis.com:- Dalka Jarmalka Magaalo ku taalla waxa la sheegay in laga dhisay guri dadka waallan loogu talo galay,qofka markii galo ayuuba s...

Daawo Sawirada:- maxaad ka taqaan wadanka ugu istimaalka badan canbaha ?

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 00:06 |
daajis.com:- Magaalooyin ay ka mid tahay Mumbai dalka Hindiya ayaa waxa aad looga jecel yahay Cunista Canbaha oo la sheegay in fitimiin baa...

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada