Ciidamada Dowlada oo Maanta Muqdisho ku dilay Nin hubeesan oo dilay Askari katirsan Ciidanka Dowlada

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 19:26 |
daajis.com:- Ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya ayaa maanta agagaarka Wasaarada Gaashaandhiga ee Magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen nin ...

News:- Dhulgariir dad badan ku dilay Shiinaha

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 19:22 |
daajis.com:- Ugu yaraan 381 qof ayaa ku dhimatay dhulgariir xooggan oo ku dhuftay dhulka miyiga ee gobolka Yunnaan ee koonfur galbeed dalka...

News:- Israa’iil oo xabbad joojin ku dhawaaqday

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 19:20 |
daajis.com:- Israa’iil ayaa Marinka Gaza kaga dhawaaqday waxa ay ku tilmaantay xabbad joojin dhanka bini’aadanimada ah oo socon doonto mudd...

Mareykanka:- Ku dhowaad nus milyan qof oo deggan Gobolka Ohio Oo Biyaha La'aan soo food saartey kadib...

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 19:13 |
daajis.com:- Ku dhowaad nus milyan qof oo deggan magaalada Toledo ee ku taalla gobolka Ohio ee waqooyiga Mareykanka ayaa waxaa qasab ku noq...

Xog: Kamaal iyo Geedi oo la kala wado labada madaxweyne ee laba maamul

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 18:51 |
daajis.com:- Warar naga soo gaaray ilo lagu kalsoon yahay, ayaa sheegaya in Madaxda sare ee Dowladda Soomaaliya ay isla ogolaatay in ay ma...

Xog Hoose:- Akhri 3 Qodob oo soo dadajiyay in la Toogto ninkii fududeeyay weerarkii Madaxtooyada & Ninkaan oo kala hadlay

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 15:26 |
daajis.com:- Xasan Muxudiin Xasan (Bistoolad Weyne) waa shaqsigii ka dambeeyay waliba afkiisa ku qirtay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lag...

VIDEO:- Neymar oo kubadda cagta kusoo kordhiyay qaab gembis cusub oo aan weli la arag

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 15:16 |
daajis.com:- Weeraryahanka kooxda Barcelona iyo xulka Brazil Neymar ayaa ciyaaraha kubadda cagta aduunka kusoo kordhiyay qaab gembis cusub ...

Howlgallo lagu soo qabtay dhalinyaro lagu tuhmayo Al-shabaab oo ka dhacay Afgooye

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 15:10 |
daajis.com:- Ciidamada Booliska ee dowladda Soomaaliya ayaa degmada Afgooye xalay ka sameeyay howlgallo ay kusoo qab-qabteen dhalinyaro lal...

Madaxweyne Barack Obama oo maanta la kulmaya Hogaamiyeyaasha Qaaradda Afrika

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 15:03 |
daajis.com:- Isniinta Maanta ah ayaa lagu wadaa in dalka Mareykanka uu ka furmo shirka u dhaxeeya Hogaamiyeyaasha dalalka qaaradda Afrika i...

Ciidamada ilaaladda Hoyga Ra’iisul Wasaaraha oo Saqdii dhexe xalay…

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 14:59 |
daajis.com:- Ciidamada Ilaalada ka ah guriga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay toogteen nin shacab ahaa, kaasi ...

Video:- Madaxwaynaha D.F Soomaaliya oo gaaray magaalada Washington ee dalka Maraykanka

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 14:56 |
daajis.com:- Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Washinton ee dalka Maraykanka. ...

Daawo Sawirada:- R/Wasaaraha oo kulan sagootin ah u sameeyay Guddiga maamul-u sameynta maamulka Koonfur Galbeed

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 14:49 |
daajis.com:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo qaar ka mid ah xubnaha Golaha Wa...

Daawo Muuqaal:- Mareeykanka oo soo saaray Qalab dagaal oo Xayawaanaad loo soo ekeeysiiyay lana shaqeenaya

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 02:05 |
daajis.com: - Dalka Mareeykanka oo aalaaba lagu tiriyo wadamada fara ku tiriska ah ee ku hor maray dhanka soo saarista qalabka Milatariga a...

DHAGEYSO:- Madaxweyne Xassan Sheekh Oo ka Jawaabay Go'aankii Puntland Xiriirka ugu jartay DF

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 01:59 |
daajis.com:- Waa markii ugu horaysay ee Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud uu ka hadlo Go'aankii Dowladda Puntland ay xiriirka ugu jarta...

Daawo:- Barnaamij ka baxay Tv-ga Alcarabiya oo lagu shaaciyay in Saadaam Xuseen noolyahay..

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 01:56 |
daajis.com:- Barnaamijkan oo dad badan ka yaabiyay ayuu Telefishinku soo xiganayaa shabakad Internet oo Ciraaq caan ka ah, taasoo dhawaan b...

Daawo Video Cajiib Ah:- Ninka adduunka ugu gaaban oo 72 sano jir ah:

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 01:53 |
daajis.com:- 72-sano jir u dhashay dalka Nepal ayaa loo aqoonsaday in uu yahay ninka adduunka ugu gaaban, kadib markii la xaqiiyay dherirki...

Daawo Sawirada:- Dilkii lagu fuliyay Sedax Dhalinyaro ah oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 01:46 |
daajis.com:- Fagaaraha Iskool Boliisiya ee degmada Xamar Jajab ayaa saakay lagu toogtay saddex nin oo ka tirsanaa Al-Shabaab kuwaasoo maalm...

Daawo:- Qarax miino oo loo dhigay Haween ka shaqeynayay Nadaafada

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 01:39 |
daajis.com:- Ugu yaraan Afar Haween ah ayaa ku dhintay, Sideed kalena way ku dhaawacmeen qarax nooca miinada ah oo loo dhigay goob ay qashi...

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada