Halkaan:- Ka Aqriso Sida Loola Dhaqmo Dadka Dabeecadaha Qal-qalafsan Leh

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 23:55 |
daajis.com:- Waa kuwee dadka dabeecadaha adag lihi?.  Dadka dabeecadaha qalafsan waxa lagu tilmaamaa in ay yihiin dadka aan la fahmin. Waa...

Daawo Sawirada:- Taliye cusub oo xilka Taliska qeybta Booliska gobolka Bari Lagu Wareejiyey

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 23:43 |
daajis.com:- Waxaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay Taliyaha cusub ee qeybta booliska gobolka Bari Gaashaanle sare Cabdixakiin Yuusuf...

Cabdullaahi Sheekh Xasan:- DF waxaa looga baahan yahay in ay jawaab cad ka bixiso howgalkii saakay

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 21:46 |
daajis.com:- Siyaasiga Cabdullaahi Sheekh Xasan oo gurrigiisa saakay aroortii la weerarray ayaa sheegay in dowladda looga baahan yahay in ...

AMISOM war la yaab leh ka soo saartay weerarkii Axmed Daaci

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 21:29 |
daajis.com: - Howlgalka AMISOM ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaal xooggan oo saakay aroortii ka dhacay magaalada Muqdisho kaasoo dhex mara...

Daawo Sawirada:- Isbitaalka Madiina oo la dhigay 20 qof oo ku dhaawacmay dagaalkii Wadajir

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 21:21 |
daajis.com:- Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa maanta ah mid aad u mashquulsan, kadib markii la geeyay dadkii ku dhaawacmay dag...

Daawo Sawirada:- Xerada Xalane oo lagu soo bandhigay Hub iyo Maleeshiyaad Daacad u ahaa Axmed Daaci

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 19:27 |
daajis.com:- Taliska Ciidamada Midowga Afrika AMISOM ayaa goordhaw Xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho waxa ay kusoo bandhigeen Maleeshiya...

WAR DEG DEG AH:- Weriyeyaal iyo idaacado ku yaalla Muqdisho oo la xiray

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 19:06 |
daajis.com:- Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay maanta xireen TVga iyo idaacadaha Shabeelle iyo Sky FM iyo siddeed...

Sawir Shidan:- Amin Arts oo dhulka la jaray Axmed Godane iyo Fu’aad Shangolle.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 19:05 |
daajis.com:- Farshamiistaha Weyn ee Amin Arts ayaa sawir gacameed cajiib ah ku weeraray Hogaamiyaha Xarakada Alshabaab Axmed Godane iyo wad...

War Deg Deg:- Axmed Daaci iyo Qaar kamid ah Ciidamadiisa oo isku dhiibay Sargaal katirsan Ciidanka Milatariga Soomaaliya

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 17:42 |
daajis.com:- Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Gudoomiyihii hore ee Degmada Wadajir Axmed Xasan Cadaw (Axmed Daaci) oo...

Ciidamada Dowladda iyo AMISOM oo weeraray guriga Axmed Daaci.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 17:33 |
daajis.com:- Xaaladda Degmada Wada jir ayaa degan kadib dagaal mudo saaccado socday oo dhex maray Ciidamada Dowladda oo kaashanaya kuwa AMI...

DAAWO VIDEO:- Dibad Bax lagu taagerayo Hogaanka Cusub ee Khaatumo oo ka dhacay Buuhoodle

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 17:25 |
daajis.com:- Banaan Bax balaaran oo lagu taageerayay Ku guulaysashada Hogaanka Madaxtinimo ee Maamulka Khaatumo Pro:Cali Khaliif Galayr aya...

DAAWO VIDEO:- Maxaa kala Qabsaday Abwaan Mustafe Sheekh Cilmi & Gudomiye Muungaab Soo dhaweeyntii Xadladii Stockholm

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 17:20 |
daajis.com:- Xaflad lagu soo dhaweeynayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo lagu q...

VIDEO:- Somaliland oo rasaas ay ku furtay taageerayaasha Khaatumo sababtay dhimasho iyo..

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 17:16 |
daajis.com:- Ciidamada Somaliland ayaa rasaas u adeegsaday dadweyne isugu soo baxay taageerada doorashada Madaxweynaha Khaatumo oo maanta k...

Daawo Sawirada:- Ciyaaryahan Soomaaliyeed oo koox Mareykanka ka dhisan iibsatay

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 17:11 |
daajis.com:- Saadaq C/qaadir Maxamuud { Baloteli} oo xulkeena Somalia ugu ciyaara dhinaca weerarka, ayaa iibsatay koox ka dhisan dalka Mare...

Daawo Sawirada:- Hub ka dhigista Xamar, 500 qori lau soo xareeyey

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 02:11 |
daajis.com:- Halgal guud oo ka socdey caasimadda dhawaanahan ayaa lagu soo waramayaa in lagu soo xareeyey illaa 500 qoryaha fudud ah iyo hu...

News:- Nin da’ ah oo lagu gowracay duuleedka Kismaayo (Akhri Sababta)

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 01:21 |
daajis.com:- Sida ay noo xaqiijiyeen dadka degaanka iyo mas’uuliyinta maamulka KMG Juba,dhaq dhaqaaqa Al-shabaab ayaa waxa ay qof odey xool...

AQRISO:- 10 beelood oo kala qeybsaday guddiga dhismaha maamulka Galgaduud iyo Mudug (Aqriso sida loo kala qaatay)

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 00:43 |
daajis.com:-   xog ku saabsan qaabka ay beelaha Soomaaliyeed ee dega gobollada dhexe kala qeybsadeen gudiga Ergada ka soo shaqeyn doonto ...

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada