Diyaaradaha Dagaalka Mareykanka oo kordhiyay Duqeymaha ee la beegsanayaan Xoogaga Islaamiyiinta ee Daacish

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 17:00 |
daajis.com:- Dowlada Mareykanka ayaa kordhisay saacadihii lasoo dhaafay Duqeymaha dhinaca cirka ah ay u geesaneyso Xoogaga Islaamiyiinta Da...

Dowladda Kenya oo qorsheyneyso inay xirto Masjidyo ay sheegtay in laga qoro Al-Shabaab

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:30 |
daajis.com:- Hay'adda Nabadsugida iyo dambi baarista dalka Kenya ayaa sheegtay in la xiri doono dhowr Masjidyada Muslimiinta Kenya ay k...

Madaxweyne Xasan oo goordhow Gaaray magaalada Kismaayo, kana Qaybgalayo shirka Kismaayo

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 15:30 |
daajis.com:- Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw waxa uu ka baxay magaalada muqdisho iy...

Video:- Al-fanaan Maxamed BK oo muuqaal Qurux badan u sameeyay heesta cusub ee Muno

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 14:58 |
daajis.com:- Fanaanka Soomaaliyeed ee Maxamed Saciid BK ayaa soo saaray heesta Muno oo muuqaal casri ah wadata. HALKAAN KA DAAWO VIDE...

Al Shabaab oo shaaciyay in Ragga lagu qab qabtay Magaalada Kampala aysan ka tirsaneyn Ururkooda

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 14:54 |
daajis.com:- Afhayeenka Guud ee Ururka Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere), ayaa wuxuu si xoogan u beeniyay in xoogag ka ti...

Daawo-Video:- Guddoonka Baarlamaanka oo maanta ku Kulmay Golaha Shacabka.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 03:00 |
daajis.com:- Kulankaan maanta ka dhacay xarunta golaha shacabka oo ay ka qeyb galeen talisyada booliska, nabad sugidda iyo AMISOM ayaa wax...

Daawo Sawirada:- Madaxweyne Xasan oo kormeeray isbitaalka Digfeer oo Turkiga casriyeeyay

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 02:30 |
daajis.com:- Madaxweynaha Dowladda Federaalka ayaa maanta kormeer ku sameeyay Isbitaalka Digfeer oo dhawaan ay Dowladda Turkiga Dayactir c...

VIDEO:- Gabdho Garoonka Muqdish lagu soo bandhigay oo ku safrayay documenti bug ah

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 01:30 |
daajis.com:- Taliyaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Somalia C/llaahi Gaafow Maxamuud ayaa soo bandhigay Labo gabdho...

Daawo-Video:- Dowladda Kenya oo Bilaawday in ay Batrool ka baarato Badda Soomaaliya.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 00:30 |
daajis.com:- Dawladda Kenya ayaa fasax ku siisay in shirkadaha shidaalka baara ay Bilaabaan in ay saliid ka baaraan Badda Soomaaliyeed, ta...

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada