Daraasad Cusub: Haweenka Oo Khiyaanada Jaceylka Kaga Batay Raga

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 23:30 |
daajis.com:- Haweenka ayaa aad uga dhow raga, marka ay timaado in xiriirka iyo jaceylka ka dhaxeeya gabadha iyo wiilka, lagu dhinac wado xi...

Astaamahaan Hadaad Ku Aragto Gabar Wey Ku Jeceshahay Lakiin Meel Ay Kuu Soo Marto Ayay La’adahay

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 22:30 |
daajis.com:- Is barbar dhigis ku samee oo qiimee hab dhaqanka ay gabadhu dadka ula dhaqanto iyo sida ay adiga kuula dhaqanto. Haddii aad ga...

Qaladaadka Ay Gabdhuhu Sameeyaan Markay Guursanayaan Oo Mustaqbalkooda Burburiya

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 22:00 |
daajis.com:- Waxay xulataa nin ay jeceshay oo ay soo doorato, iyadoo diyaar u ah inay si walbo u qanciso, si ay usoo jiidato waxa uu doonan...

Dekedda Muqdisho oo lala wareegay

Dekedda Muqdisho oo lala wareegay

Dekedda Muqdisho oo lala wareegay

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 21:17 |
daajis.com:- Kadib munaasabad ballaaran oo lagu qabtay Dekeda Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa maanta Maamulkeeda loogu wareejiyay shirkadda ...

Bulsho:- Ninka Ay Gabdhuhu Ku Riyoodaan Inay Guursadaan

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 21:00 |
daajis.com:- Nin Ilaahay ka cabsada oo akhlaaq leh : Waa ka kula dhaqma xaaskiisa sida uu sheegayo quraanku, oo sita akhlaaqda nabiga MAXAM...

Daawo:- Aabe Soomaali ah Oo lagu dilay Maraykanka Oo xaaskiisa la wareesanayo

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 20:30 |
daajis.com:-   Haweeneydaan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Faadumo Axmed ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday dhacdo naxdin iyo murugo l...

Hooyo Soomaaliyeed oo Caruurteedii laga qaatay iyadana xarig loogu daray .(Daawo-Video)

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 20:00 |
daajis.com:- Septemper 21, 2014 – Waxaa magaalada London hooyooyin badan oo Soomaaliyeed looga qaatay Caruurtooda, qaar ka mid ah ayaa caru...

Daawo muuqaal:- Hees Casri ah Oo u Qaab Eg Jiliinka Heesaha Hindiga

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 19:30 |
daajis.com:- Muuqaalkan cusub ayaana ah hees hada soo baxdey, oo ku luuqeynayo fanaanka da’da yar ee Mukhtaar Beeroof,waxaana heesta loogu ...

Daawo:- Film cusub oo Soomaali ay jishay oo ka yaabiyay caalamka

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 18:30 |
daajis.com:- Muuqaal kooban oo soconaya daqiiqado yar ayaa noqday mid indhaha caalamka soo jiita, kaasi oo laga jilay arimaha burcad badeed...

Daawo:- Heesta CEESH AAN WADAAGNO Laga Daba Dhacay Ee Fartuun Faarax

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 18:00 |
daajis.com:- Heeska fanaanadan ay soo duubtay ayaa marka aad daawatid waxa uu kugu qasbi doonaa in aad dhowr jeer ku laalaabtid si micnaha ...

DAAWO VIDEO:- Sanbalooshe oo Ka calaacalay xil ka qaadistii lagu sameeyay.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 17:30 |
daajis.com: - Agaasimihii hore ee ciidamada Nabad sugidda iyo sirdoonka ee xukumadda Soomaaliya Cabdullaahi Sanbalooshe ayaa ka hadlay xil ...

Cesc Fabregas oo Shaaciyay in uu Jaray Xiriirkii Kala Dhaxeyay Macallinkiisii Hore.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 17:00 |
daajis.com:- Laacibka Cusub ee Kooxda Chelsea Cesc Fabregas ayaa ku adkaystay inayna wax xiriir ah uusan la yeelan tababarihiisii hore ee K...

DAAWO VIDEO:- Gabdho Somaliyeed oo guursaday Rag Ajaanib ah oo dhaliilay Ragga Qurba-joogta ah

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:30 |
daajis.com:- Gabdho Soomaaliyeed oo ku nool dalka Ingiriiska islamnarkaana guursaday rag Ajaanib Muslim ah ayaa dhaliilay ragga Soomaaliyee...

Hal sano ayaa ka soo weeragatay weerarkii Xarunta Ganacsiga Westgate Mall ee magaalada Nairobi (Sawirro)

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:14 |
daajis.com:- Hal sano ayaa ka soo wareegatay weerarkii maanta oo kale sanadkii hore 21-September 2013 ay dabley hubeysan oo ka tirsan Al-Sh...

Baydhabo:- Rasaas lagu harqiyay Aroos iyo shacabkii galbinayay

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:00 |
daajis.com:- Arin laga argagaxo ayaa ka dhacday magaalada Baydhabo Caawa, kadib markii ciidamada Booliska degmadaasi ay rasaas ku fureen ga...

M/weynaha oo dardaaran u jeediyay Golaha Wasiirada.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 15:43 |
daajis.com:- Kullan aan caadi aheyn oo Golaha Wasiiradda ay ku yeesheen gelinkii danbe ee maanta (Sabti) magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka q...

Xilkii Laga Qaadey Sanbaloolshe oo Loo Magacaabey Col. Tuuryare .

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 15:39 |
daajis.com:- Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida Qaranka iyo Sirdoonka waxaa uu u magacaabay C...

Soomaalida Sweden oo gashay baarlamaanka Wadankaas

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 03:30 |
daajis.com:- Doorashadii Sweden ka dhacday axadii la soo dhaafay waxay ahayd mid taariikhii ah marka laga hadlayo tirada musharaxiinta Soom...

Dowladda oo heshey adeeg lacag la’aan ah oo lagu soo celinayo hantida xayiran

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 02:30 |
daajis.com:- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa heshey adeeg lacag la’aan ah oo ay iska kaashanayaan sanduuqa lacagta adduunka ee IMF iyo ...

Qaxooti Kurdiyiin ah oo ku qulqulaya dalka Turkiga iyagoo ka soo cararaya dagaalada dalka Siiriya

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 02:00 |
daajis.com:- Ugu yaraan 45,000 oo badankood ah Kurdiyiin ayaa u soo gudbay wadanka Turkiga 24kii saac ee la soo dhaafay kadib markii ciidam...

Somaliland la gartaye Maxaa kalifaya in Puntland miciin bido ku biirida Ethiopia -Qormo

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 01:30 |
daajis.com:- Warbixin ku soo baxday afafka Amxaariga iyo English-ka oo lagu soo daabacay todobaadkan website laga leeyahay dalka Ethiopia, ...

Video:- Fanaaniin ka Tagey Maraykanka Oo Caawa ka Tumaya Holland.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 01:00 |
daajis.com:- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Fanaaniin ka Tagey Maraykanka  Oo Caawa ka Tumaya Holland ...

M/weynaha oo furay kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka+ Sawirro

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 00:30 |
daajis.com:- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Maxkamada Sare iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda aya...

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada