Daawo Muuqaal ka jawaabi weysay su’aal xisaab ah oo uu weydiiyay wiil 10 jir ah

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 23:30 |
daajis.com:-   Wasiirka Waxbarashada UK, Nicy Morgan ayaa diidday inay ka jawaabto su’aal xisaab ahayd oo uu weydiiyay wiil 10 sano jir ah....

Daawo Yaabkan :- Aabe Caruurtiisa ku geeyay Kaare Iskoolkii ay dhiganayeen

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 23:00 |
daajis.com:-  Aabe Ingiriis ah ayaa ka yaabiyay ardayda iyo macalimiinta dugsiga ay dhigtaan labo wiil oo uu dhalay, ka dib markii uu labad...

Daawo Sawirada Bas ku shaqeynaya saxarada bani aadamka oo la soo saaray

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 22:30 |
daajis.com:-   Gubashada Shidaalka faraha badan ee lagu gubo  magaalooyinka waxaka dhasha dhibaato caafimaad mid deegaan iyo midda ugu weyn...

Dhaqannada guurka ee ugu layaabka badan waddamada carabta

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 22:00 |
daajis.com:-  In badan oo kamid ah dhaqamada iyo caadooyinkii hore ayaa ka jira qaar kamida waddamada carabta gaar ahaan dhanka guurka, in ...

Daawo Muuqaal:- Turki Wax barasho u timid Muqdisho & Sidoo kale dhalinyaro Hargeysa, & Qurbaha ka kala yimid

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 21:00 |
daajis.com:-   Nabada iyo kala dambeeynta ka jirta magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sababtay in caasimada dalka Somalia ay noqoto meel shida...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Madaxda Shirkadda TIKA ee dalka Turkiga

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 20:30 |
daajis.com:-  Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” oo ku sugan magaalada Ankara ee d...

Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan

Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan

Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 20:00 |
daajis.com:-  Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dagaalyahanada Al-shabaab ayaa Xalay ku dagaalamay Qeybo kamid ah Gobolka Hiiraa...

Musharax Diinaari: Ee Gobalada dhexe Waxaa Uu Yiri "Waxan lacag la’aan ka dhigi doonaa waxbarashada illaa"

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 19:30 |
daajis.com:- Musharaxa ambassador Abdiraxmaan Diinaari ayaa caddeyay in haddii loo doorto xilka Madaxweynaha maamulka gobalada dhexe inuu l...

Daawo Sheeko funny ah:- Dumarka Garoobada ah ee Gaad-gaada Ragga Da'yarta ah.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 19:00 |
daajis.com:-  Waxaa inta badan dumarkii maamooyinka noqday ee qurbaha joogay ay ku bateen in ay gaad gaadaan dhalinyarada qurbaha ku cusub ...

Dab la qabad siiyay Xarun Lagu xanaaneeyo Dadka qaba Cudurka Ebola

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 18:30 |
daajis.com:- Wararka Ka imaanaya Magaalada Kissidougou ee koofurta Wadanka Guinea ayaa sheegaya in koox dhalinyaro ah ay dab qabad siiyeen ...

Dowladda Sacuudiga Oo Quus Ka Taagan Amaanka Dalkeeda Iyo Sarkaal Police-ka Ah Oo La Dilay.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 18:00 |
daajis.com:-  Dowladda dalka Sacuudiga ayaa qaati ka taagan weerarada kadhanka ah ciidanka dalkaas, iyo muwaadiniinta reer Galbeedka ah. ...

Ciidamada ilaalada “Muungaab” iyo kuwo Nabad Sugidda oo xalay ku dagaalamay Muqdisho

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 17:30 |
daajis.com:-  Ciidamada Ilaalada Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” Ciidamo ka tirsan Nabad Sugida Soomaaliya aya...

VIDEO:- War murtiyeed laga soo saaray wada hadalkii Dowlada Somalia iyo Maamulka Somaliland

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 17:00 |
daajis.com:-  War murtiyeed laga soo saaray wada hadalkii maanta ku dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweyna...

VIDEO:- Faysal Cali Waraabe: Waanu soo dhaweynaynaa Shirka Wadahadaladda Jabuuti

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:30 |
daajis.com:-  Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa soo dhaweeyay wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya...

Dhageyso:-Taliska Ha.yada Nabad Sugida Qaranka Oo Sheegay in Ay Heleen Halka Alshabaab Hubka Casriga ah ka hesho

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:00 |
daajis.com:-  Taliyaha Hay’adda Nabadsugida Qaranka iyo Sirdoonka C/raxmaan Tuur yare ayaa Maanta Oo Axad ah Wuxuu sheegay in ciidamada Nab...

VIDEO:- Guddoomiye Farxaan Cali Xirsi: ” Waan caafimaad qaba howshan hayo waxba kama badalayso qaraxa layla eegtay”

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 15:30 |
daajis.com:-    Guddoomiyaha ku-xigeenka gobolka Mudug,Farxaan Cali Xirsi ayaa saxaafadda la hadlay,kaddib dhaawac ka soo gaaray qarax maan...

Madaxweyne Xasan oo Muqdisho ku soo laabtay kana hadlay shirarkii Jabuut

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 15:06 |
daajis.com:-  Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta ku soo laabtay Muqdisho,kaddi...

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Sharciga Xuduudaha & Federaalka

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 15:04 |
daajis.com:- Xildhibaanada baarlamaanka Somalia ayaa maanta ku ansixiyay kulan ay Muqdisho ku yeesheen sharciga guddiga xuduudaha & fed...

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada