Daawo Sawirada:- Wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho oo haawanaya

Daawo Sawirada:- Wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho oo haawanaya

daajis.com:-  Waxaa haawanaya maalintii sadexaad wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho kuwaas oo gawaarida iyo shacabkaba loo diiday.


Wadooyinkan halbowlaha ah ayaa loo xiray booqashada madaxweynaha Turkiga uu ku imaanayo Muqdisho, kaas oo lagu wado in uu maalinka berito ah uu soo gaaro dalka.

Gawaarida iyo shacabkaba ayaa isticmaala wadooyinka xaafadaha si ay ku gaaraan goobaha ay rabaan ama xaafadahooda.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada