Madaxweynaha Turkiga oo si diirran loogu soo dhaweeyay Jabuuti: SAWIRRO

Madaxweynaha Turkiga oo si diirran loogu soo dhaweeyay Jabuuti: SAWIRRO

daajis.com:- Madaxweynaha dalka Turkiga Racep Tayyib Erdogan ayaa ka degay habeenkii xalay magaalada caasimadda dalka Jabuuti, isagoona u bilaabatay socdaal uu ku marayo dalalka geeska Afrika ah.


Madaxweynaha Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo masuuliyiin kale ayaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ayado wada hadallo ku saabsan iskaashiga labada dal ay wada yeelan doonaan labada madaxweyne.

Shirkooda ayay ku daah furi doonaan heshiis cusub oo dhaqaale oo u dhaxeeya Jabuuti iyo Turkiga, ayadoo Turkigu uu mashaariic horumarineed ka fulin doono Jabuuti.

Socdaalkan kan xiga ayaa waxaa lagu wadaa in uu madaxweyne Erdigan uu ku tago caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, iyadoona maalinta berito ah oo ku beegan Axad uu soo gaari doono Muqdisho.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada