Daacish oo soo bandhigtay muuqaal naxdin leh oo ka duwan kuwii hore-VIDEO

Daacish oo soo bandhigtay muuqaal naxdin leh oo ka duwan kuwii hore-VIDEO

daajis.com:- Doowlada Islaamiga ah ee Daacish, ayaa markaan soo bandhigtay muuqaal naxdin leh oo ka duwan muuqaaladii hore.

Daacish ayaa markaan Caruur aad u yar yar u adeegsaneysa, ineey fuliyaan toogashada iyo qoorgoynta dadka ay qabtaan.

Muuqaalkan ayaa waxaa ka muuqanaya Caruur aad u yar yar oo qoorta ka jaraya 8 nin oo Syrian ah, kuwaasoo haysta Mad-habta Shiicada.

Muuqaalkan oo lagu baahiyay Baraha Internetka, ayaa argagax ku beeray Caalamka, kadib markii la arkay Caruur ka yar da’da 1oka sano oo Mindi qoorta kaga jaraya Maxaabiis.

Ragaan la goowracay ayaa watay dharka maxaabiista ee Oranjaha waxayna maro madoow looga xiran wajiga halka Gacmahoodana gadaal loogu xiray.







Mid kamid ah dagaalyahanada Daacish, ayaa waxa uu Mindiyo u qeeybinayaa 8 Caruur ah, kuwaasoo qoorta ka gooyanaya 8 Maxbuus.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada