Daawo:- Muran diimeed ka dhashay wiil soomaali ah oo dhintay isagoo qaniis ah oo lagu dukaday

Daawo:- Muran diimeed ka dhashay wiil soomaali ah oo dhintay isagoo qaniis ah oo lagu dukaday

daajis.com:-Dood iyo muran dhanka diinta ah ayaa ka taagan Magaalada Toronto ee dalka Canada kadib markii ay kadhacday arin aad u Yaab iyo Naxdin badan oo ah Wiil Soomaali ah oo Khaniis noqday haday Naag iskdhigay, kadibna ladilay oo maydkiisii inta Masaajid lageeyay Janaazo lagu Tukaday, oo muran xoogan oo xaga Diinta ah uu kadhashay, Daawo sheekha kasheekaynaya.



DAAWO MUUQAALKA RIIX


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada