Daawo Sawirada” Boqolaal Ganacsato Soomaali ah oo Caawa goobahooda Ganacsi ku yaala South Africa banaanka ka joogo

Daawo Sawirada” Boqolaal Ganacsato Soomaali ah oo Caawa goobahooda Ganacsi ku yaala South Africa banaanka ka joogo

daajis.com:- Waxaa maanta gabi ahaanba la xiray goobo ganacsi oo ku yaala Tuulooyin hoostaga magaalada Johannesburg kadib markii har cad ay soo weerar tageen dad boob iyo dhac doon ah.

Waxaa goobta soo gaaray Booliskii dalka South Africa kuwaasoo mararka qaar lagu eedeeyo inay boobka qayb ka noqdaan.

Dhanka kale waxaa si xawli ah ku socda boobkii iyo dilkii lagu hayay ajaanibta ka ganacsata magaalada durban ee dalka south Africa.

Arintaani ayaa imaaneyso iyadoo Boqorka Dalka South Africa uu maalmo ka hor shaaciyay in Ajaanibta ay isaga baxaan dalka oo idil hadii ay diidaana ay caqabado kala kulmi doonaan muwaadiniinta.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada