DAAWO: TV Africa oo Warbixin ka diyaariyay Weerarkii Al Shabaab (VIDEO)

DAAWO: TV Africa oo Warbixin ka diyaariyay Weerarkii Al Shabaab (VIDEO)

daajis.com:- Laanta war baahinta ee VOA qaybteeda TV 2 Africa ayaa warbixin ka diyaarisay weerarkii ay Al shabaab ku qaaday Wasaardda Hidaha iyo Tacliinta Sare.

Weerarkan ayaa dhacay maalintii Talaadada, waxaana ilaa iyo hadda la sheegay inay ku geeriyoodeen dad gaaraya 21 qof iyadoo dhaawaca lagu sheegay dad gaaraya 19 qof.

Wasaaradda Amniga Qaranka ayaa sheegtay in ciidamadda amniga ay waqti kooban ku soo gaba gabeeyeen weerarkaasi ayna sidaasi ku bad baadiyeen shaqaale farabadan oo ku sugnaa xarunta Wasaaradda xiligii uu weerarku dhacayay.
Halkaan Hoose ka Daawo




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada