DAAWO VIDEO: Askari 73 jir ah si Qalad ah U Toogtay Nin ay Soo Qabteen

DAAWO VIDEO: Askari 73 jir ah si Qalad ah U Toogtay Nin ay Soo Qabteen

daajis.com:-  Nin ka tirsanaa Booliska Maraykanka ayaa wuxuu si qalad ah u toogtay nin la raadinayay oo ay soo qabteen, askariga ninka toogtay ayaa la sheegay in uu ahaa  73 jir wuxuuna mooday in uu qoriga korontada (Taser) gacanta ku hayay, laakii waxa ay ahayd bistoolad cabaysan.
hadaba halkan hoose ka daawo dhacdadan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada