VIDEO:- Subxaana Allaah: Roob Kalluun ah oo ka day dalka Thailand: +SAWIRRO

VIDEO:- Subxaana Allaah: Roob Kalluun ah oo ka day dalka Thailand: +SAWIRRO

daajis.com:- Warbaahinta caalamka ayaa labadan maalmood si weyn u baahinayay arin mucjiso ugub ah oo lagu arkay dalka Thailand, kadib markii roob kalluun ah uu ka da’ay, dhulkana uu wada noqday kalluun, isla markaana ay dadku kusoo xoomeen.

Arrintan mucjisada ah ayaa lagu tilmaamay mucjiso rabbaani ah, walow dalka Thailand oo rabbi ku maneystay biyaha webiga dhex ceegaaga kalluunka iyo roobka oo aan dalkaasi ka qaadin mar walba oo uu ka da’o.

HALKAN KA DAAWO MUCJISADAN.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada