Video: Gabadh uu dhalay Madaxwayne Obama oo qareen Kenyan ah guurkeda ku dalbay Tiro Adhi iyo Lo’ ah (Daawo)

Video: Gabadh uu dhalay Madaxwayne Obama oo qareen Kenyan ah guurkeda ku dalbay Tiro Adhi iyo Lo’ ah (Daawo)

daajis.com:- Washington (Sirtaqarsoon) Qareen u dhashay dalka Kenya ayaa madaxwaynaha Dalka Maraykanka Brack Obama wuxuu ka codsaday inuu u guuriyo Gabadhiisa.


Ninkaan ayaa u balan qaaday Madaxwayne OBAMA inuu siin doono Xoolo fara badan oo isugu jira Adhi iyo Lo’ kuwaasi oo uu ugu talagalay Yarad ahaan/Gabaati.

Qareenka ayaa wuxuu sheegay inay Riyadiisu tahay inuu guursado Gabadha uu dhalay OBAMA, Wuxuuna sheegay inuu Arintan kala Xaajoon doono Madaxwayne Obama marka uu booqanayo Dalka kenya Bisha July ee Sanadkan.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada